Home / Author Archives: admin

Author Archives: admin

Xasan Sheekh Maxamuud oo loo dhaariyay xildhibaan aqalka sare

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta loo dhaariyay Xubinimaddiisa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqonaya Xildhibaankii ugu horreeyay ee Dastuur ah sida uu qeexayo Dastuurka Dalka. Waxaa xusid mudan in Xubinimada Madaxweyne Xasan ...

Read More »

Kulan looga hadlayay tayaynta ciidanka booliska iyo bixinta mushaaraadka oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

Kulankan oo loga hadlayay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa qaabka loo bixiyo mushaaraadka ciidanka Booliska  Soomaaliya  ayaa waxaa ka qeybaglay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Taliyaha booliiska iyo Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya. Waxaa shirkaasi lagu soo bandhigay daraasad ...

Read More »

Munaasabad lagu soo dhawaynayay Ra’iisul wasaaraha cusub oo lagu qabtay Caabudwaaq + Sawirro

Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen qaybaha Bulshada oo lagu soo dhaweynayay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta lagu qabtay magaalada Caabudwaaq waxaana ka qayb galay xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada. Dadweyne fara badan oo ka ...

Read More »

Somali president appoints oil firm executive as PM

MOGADISHU: Somalia’s newly elected president on Thursday appointed the country director of British firm Soma Oil and Gas as the new prime minister, raising questions about possible conflicts of interest in the Horn of Africa country. President Mohamed Abdullahi Mohamed, ...

Read More »

Akadeemiyo goboleedka afka Soomaaliga iyo akadeemiyada cilmiga iyo suugaanta oo u dabaal degay maalinta afka hooyo

Munaasabad si ballaaran looga qayb galay oo isugu jirtey  xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo hambalyo loo hambalyeynayey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabaddan oo ahayd mid aad u ...

Read More »

Siyaasiinta xil doonka ah “Ar Fahad Yaasiin ha la iigeeyo”

Siyaasi kasta markii uu doonayo inuu qabto xil waxaa lagama maarmaan ah inuu helo koox kala shaqaysa sidii uu ku hanan lahaa xilka uu raadin, kooxdaas waxay ahaan karaan Xisbi siyaasadeed, Urur diimeed, Ganacsato, Siyaasiyiin magac leh ama Ururo Bulsho, ...

Read More »

Xiriirka Sataranjiga oo agab guddoonsiiyay Dugsiyada Hoyga Xamar + Sawirro

Munaasabad maanta ka dhacday Xarunta Dugsiga Hoyga Xamar ayaa Maamulka iyo Ardayda Dugsigaasi waxaa Agab ugu wareejiyay Xiriirka Soomaaliyeed ee Sataranjiga ama Jeeska Soomaliyeed. Guddoomiyaha Xiriirka Sataranjiga Soomaaliyeed Axmed Cabdi Xasan Wataac oo Munaasabadaasi ka hadlay ayaa hoosta ka xariiqay ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Xilka la wareegay Maanta iyo Xaflad ka dhacday Villa Sooaaliya!! + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud keddib xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee Villa ...

Read More »

Ethiopian president lauds defense forces for fight against Al-Shabaab

President Mulatu Teshome of Ethiopia has lauded the country’s defense forces for their efforts aimed at maintaining peace and security at home and in the Horn of Africa region. The President was speaking to the forces at the celebration of ...

Read More »

Sababaha ugu waaweyn ee madaxda soomaalidu la fashilmaan

Waxaan ugu horrayn eegaynaa sababaha daakhiliga ah oo labo qaybood kala ah: in laga waayo waxqabadkii laga filayey ama ay balanqaadeen ama masuuliyadooda shaqo ahayd iyo inay galaan gafaf waaweyn oo aan meekhaankooda u qalmin ama aan marna laga filaneyn. ...

Read More »