Home / Author Archives: admin (page 20)

Author Archives: admin

Somalia launches first inter-state football tournament

The president of the federal republic of Somalia, Prof Hassan Sheik Mahmoud, has on Friday launched the first ever inter-state football tournament since after Somalia took the federal system just more than a decade ago. The host team Banadir humiliated ...

Read More »

Foreign troops in Somalia struggle to keep al-Shabaab at bay

Ahmed*, a Somali journalist, fled to Uganda in 2009 after he was threatened by al-Shabaab militants. He later moved to Kenya, and only returned to Somalia in 2012 after al-Shabaab had withdrawn most of its forces from the capital, Mogadishu. ...

Read More »

FIFA MA refereeing course for Somalia gets to conclusion

The world Football’s governing body [FIFA], in collaboration with Somali Football Federation, has concluded a 5-day FIFA MA refereeing course for Somalia in the capital Mogadishu on Wednesday, 13th of July. The course was attended by 30 referees including international ...

Read More »

Dhaqamada xunxun ee ku soo kordhay nidaamka dowliga ah ee Soomaaliya wixii ka dambeeyay 1991-2016-da (Soo if baxa qabqableyaal ka daran kuwii shalay)

Dalka Soomaaliya oo soo maray marxalado kala duwan oo isugu jira kala dambeyn la’aan, fowdo, dagaallo sokeeye barakaca dadka rayidka ah, abaaraha iyo aafooyinka dabiiciga ah ayaa waxaa muddo 25-sano ah waxaan weli muuqan dowladnimo sax ah oo dalka ka ...

Read More »

Malala Yousafzai oo markii ugu horeysay booqaneysa xeryaha qaxootiga dalka Kenya

Gabadha reer Pakistan u dhalatay ayaa markii ugu horeysay booqasho ku tagtay xeryaha qaxootiga gobolka W/Bari Kenya, halkaasi oo ay ka jeedisay khudbad ay uga hadleyso horumarka waxbarashada qaxootiga iyo gabdhaha ku jira xeryahaasi daryeelkooda asaasiga ahaa looga caawin lahaa. ...

Read More »

Musharax Maxamuud Buule oo Muqdisho kula kulmey xubno ka socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada + Sawirro

Iyadoo Dhawaan  uu  Booqasho ku tagey  Degmada Wanle Weyn ee Gobolka Shabeeladda  Musharax Maxamuud Buule Maxamed si uu Taageero uga helo ka mid noqoshada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya 2016 , waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Dadweyne aad u fara badan ...

Read More »

Xildhibaano mucaarad ah iyo hoggaamiyeyaal xisbi oo Kampala ku baranaya nidaamka Federaaliisamka + Sawirro

Magaalada Kampala ee wadanka Uganda waxaa ka furmay tababar ku saabsan nidaam afartii sano ee la soo dhaafay lagu maamulayay Dowladda Soomaaliya, kaasi oo sida muuqata aan lagu gaarin rajadii la filayay ee ahayd inay dalka ka dhacdo doorasho qof ...

Read More »

Siyaasi ka hadlay golihii degaanka ee uu kala diray Madaxweyne Gaas oo xabsiga la dhigay ‘Wareegtada Soocade’

Maamulka Puntland ayaa gasha seefta kala baxay, isagoona sii kordhiyay cadaadiska iyo hanjabaadaha uu u jeedinayo warbaahinta madaxa bannaan, taasi oo uu hormuud ka yahay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan SooCadde. Wararka ayaa sheegaya in Wasiirku u hanjabaad cusub ...

Read More »

Waterloo man rejected for job with note that said being Somali embodies ‘a culture of resistance to authority’

A Waterloo, Ontario, man has filed a human rights complaint against a company he says refused him a job because he was told his Somali background embodies “a culture of resistance to authority.” Jama Hagi-Yusuf had recently completed his studies ...

Read More »

Martino iyo Anzilotti ‘Talyaanigii xukumi jiray Muqdisho’

Gabar ku nool Mogadishu oo reer magaal iska dhigee ayaa laga yaabaa in mid miyiga ka timid ay ugu faanto.Anigu waxaa ku dhashay Isbitaalka Martiini, waxaana deganahay xaafada Ansalooti, laakin adigu baadiyaad ku dhalatay waxaadna degantahay Huriwaay.waxaa laga yaabaa in ...

Read More »