Home / Author Archives: admin (page 30)

Author Archives: admin

German prosecutors charge 6 men over alleged links to Somali extremist group al-Shabab

BERLIN — German prosecutors have charged six men over alleged links to the Somali-based Islamic extremist group al-Shabab. The federal prosecutors’ office on Friday charged five of them with membership of a terrorist organization, and a sixth for attempting to ...

Read More »

Hailemariam Desalegn: “Haddii Dowladda Soomaaliya awood u yeelato sugidda amniga dalkeeda waan ka baxeynaa”

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa wareysi uu siiyay Telefishanka CCTV wuxuu uga hadlay xaaladda dalka Soomaaliya iyo doorka ciidamada dalkiisa ay ku leeyihiin nabad ka dhacda dalka Soomaaliya. Isagoo ka hadlayay xaaladda ururka Al-Shabaab ee dagaalama dalka Soomaaliya, ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Cumar: “Wixii ka dambeeya sanadka 2016-ka ciidamada AMISOM dalka waa ka baxayaan”

Ra’iisal Wasaaraha DowladdaFederaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ku sugan magaalada Doxa ee dalka Qatar ayaa wareysi uu siiyay telefishanka Aljazeera wuxuu uga hadlay waxqabadka dowladiisa, horumarka ay gaartay iyo waxyaabaha ay hiigsaneyso. Wuxuu sheegay Ra’iisal Wasaare Cumar in ...

Read More »

Ciidamo AMISOM ah oo ku sii jeeda magaalada Cadaado

Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa maanta ku sii jeeda cutubyo ka tirsan ciidamada AMISOM, kuwaasi oo ka kala socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya, iyadoona gudaha magaaladaasi ka socoto soo dhoweyn iyo diyaar garowga ciidamada AMISOM. Guddoomiyaha guddiga farsamada ee ...

Read More »

Dib u dhis casri ah oo lagu sameeyay safaarada Soomaaliya ee Beljium + Sawirro

Munaasabad lagu soo bandhigayay Dib-u-dhiska balaaran ee lagu sameeyay Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Brussels ee dalka Beljium, isla markaana ay kasoo qeyb galeen diplomaasiyiin aad u fara badan iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada, ayaa maalintii shalay Arbaco, ...

Read More »

Wenger: “Gool Banaanka Champions League-ga hala baabi’iyo”

Tababaraha Arsenal, Arsene Wenger ayaa ku baaqay in meesha laga saaro sharciga Gool Banaanka ee Champions League-ga. Gunners iyo Chelsea labaduba waxaa Champions League-ga looga soo ciribtiray Gool Banaan wareegiisa 16-ka kulamadii ay la kala ciyaareen Monoco iyo Paris Saint-Germain. ...

Read More »

Koonfurta Yemen oo ka dhacay dagaal xoogan

Dagaal xooggan oo ka dhacay Koonfurta Yeman ayaa xiray Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada dekedda ah ee Cadan. Wararka ayaa shegaayo in dhowr madaafic ah ay ku dhaceen goroonka isla markaana dad rakaabka ah lagu amray in ay ka ...

Read More »

Halkee ku Dambeysey Dacwadii Burburkii Warshadii Rajo Construction and Transportation?!! (Akhri Dokumentiga)

Warsaxaafadeed 19/3/2015 Waxaa Shirkadda Rajo Construction and Transportation Dhidibada loo taagey Bishii Abriil 10-keedii 2013, waxaana Munaasabadii lagu furayey oo ka dhacdey Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho ka qayb galey Qaybaha kala duwan ee Bulshada, Xildhibaano, iyo Masuuliyiin ka tirsan ...

Read More »

Al Shabaab cleric gives Daesh stamp of approval

NAIROBI — A top cleric affiliated with Somalia’s Al-Shabaab militant group has given Daesh and its leader, Abu Bakr al-Baghdadi, his stamp of approval. “Any emirate in the world that opposes it [Daesh] and opposes the caliphate under Abu Bakr ...

Read More »