Home / Author Archives: admin (page 5)

Author Archives: admin

Al-Shabaab oo ficillo aan horay looga baran ka sameysay galbeedka Kismaayo

Maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ee ku sugan galbeedka magaalada Kismaayo ayaa bilaabay ficillo aan horay looga baran, iyagoona si xoog ah ku qaatay Geel tiradiisa gaareyso 2500-Neef kuwaasi oo 24 ka mid ah ay ku fureen rasaas isla markaana dhaawacyo culus ...

Read More »

Diyaar garow lagu dhaarinayo xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad oo Muqdisho ka socota

Waxaa socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan furitaanka kalfadhiga koowaad ee Baaralaanka cusub ee Soomaaliya iyo dhaarinta Xildhibaanada Labada Aqal. Xildibaanada cusub ayaa lagu waday in maalintii shalay lagu dhaariyo magaalada Muqdisho hase yeeshee waxaa dhaarintaasi ku timid ...

Read More »

Somalia ranked 4th among countries whose people are kind to strangers -Report

Somalia has been ranked 4th among countries whose people are kind to strangers despite years of conflict, terrorist attacks and general unrest. The latest finding by CAF World Giving Index 2016 states that more people than ever are carrying out ...

Read More »

Warbixin xiiso leh oo laga diyaariyay doorashooyinka Soomaaliya + Video

Doorashooyinka dadban ee maalmahaan ka socday magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa haatan maraya gabagabo, inkasta oo ay jiraan dacwooyin iyo is qabqabsi la xariira ergooyinka, faragelinta madaxda Dowladda xilligeedu dhammaaday, musuqmaasuq iyo tacadiyo kale waxaa haatan bilaabanaya diiwaan gelinta ...

Read More »

Degmada Afgooye oo qarax ka dhacay fariisin ciidamada Dowladda ay ku sugnaayeen

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miino lagu aasay goobta ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka, halkaasi oo ay ku geeriyoodeen ku dhowaad toban ka tirsan ciidamadii halkaasi ku sugnaa. Fariisimo ciidamada Dowladda ay ku lahaayeen degmada ...

Read More »

XASUUQA AADANAHA, MISE XUQUUQDA AADANAHA!!?

Guud ahaan caalamka waxaa sanadkasta bisha 11-aad 25 keed laga muujiyaa xuska maalmaha loogu tallagalay yareeynta ama joojinta tacadiyada ka dhan ah bani’aadamka, siiba dumarka & cauurta, iyadoo 10 bisha Disembar loo sameeyo munaasabad weyn oo lagu soo gaba gabeeynayo ...

Read More »

Madaxweyne Axmed Madoobe oo sagootiyay xildhibaanada Baarlamaanka ee Jubaland u matalaya + Sawirro

Magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubaland waxaa ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu sagootinayay xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka cusub u matalaya maamulkaasi. Xaflada oo ahayd mid sagootin ah ayaa waxaa halkaasi ka soo qeyb galay madaxda maamulka Jubaland ...

Read More »

Munaasabad lagu xusayay dhalashada nabigeenna Muxamad NNKH oo lagu qabtay Magaalada Tromsø + Sawirro.

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayay dhalashada nabigeenna muxamad N.N.K.H ayaa caawa lagu qabtay masjidka Al.Raxma ee magaakada Tromsø ee Woqooyiga Norway. Munaasabaddan oo ay soo qabanqaabiyeen culumaa,udiinka ku nool magaalada Tromsø ayaa waxaa si wayn ...

Read More »

Somalia: Car bomb leaves at least 20 dead

(CNN)At least 20 people have died, while 15 have sustained injuries, after a car bomb exploded in Somalia on Sunday morning. Around 7:30 a.m. local time, Somali Police Officer Major Ahmed Ibrahim told CNN that an attacker rammed a vehicle ...

Read More »

Shir looga hadlay arrimo gaar ah oo ka dhacay safaaradda Mareykanka oo Muqdisho + Video

Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shir aan caadi ahayn oo looga hadlayay arrimo fara badan, waxaana halkaasi khudbado kala duwan ka jeediyay madax ka tirsan Dowladda Federaalka, safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen M. Schwartz iyo xubno u ...

Read More »