Home / Video (page 2)

Video

Sheekh Umal: “Waxaan aad uga naxay hadal ka soo yeeray Parfasooro Aqoonyahano Soomaali Mareykan ah”

Sheekha ayaa sheegay in hadalkaasi uu aad uga naxay aqoonyahano Soomaaliyeed inay kahor yimaadaan Shareecada Islaamka in dalka maamulo, wuxuuna ku tilmaamay labada aqoonyahan oo uu ka gaabsaday magacyadooda inay yihiin rag muddo 40-sano ah uu Mareykanka u soo tababarayay ...

Read More »

C/Kaamil Macallim: “Horay ayaan u sii ogeyn qaraxyada is miidaamin ee lagu qaaday garoonka Diyaaradaha Muqdisho + Video

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixisay qaraxyada is miidaaminta ah ee maanta lagu qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho, kuwaasi oo geystay qasaarooyin dhimasho iyo dhaawac u badan shaqaalaha rayid ah ee garoonka ka howlgelayay. Afhayeenka Wasaaradda amniga ...

Read More »

Hoggaamiyeyaasha Rwanda iyo Chat oo qaatay Baasaboorka cusub ee Afrika

Shirka 27-aad ee Madaxda Midowga Afrika ayaa lagu soo bandhigay Baasaboor cusub oo dalalka qaaradda la isaga gudbi karo, waxaana la guddoonsiiyay Madaxweynaha Chat Idiris Debi iyo Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame.

Read More »

Ciyaaryahan Soomaaliyeed oo noqday cunto kariye (Video)

Ciyaaryahankii qaranka Soomaaliya – Muxyadin Cambar – oo noqday cuntokariye. Wuxuu yidhi: ‘Aad baan ugu faraxsanahay (shaqadayda)… Laakiin waxaan ka jeclaan lahaa inaan dalkii ku noqdo oo aan tobabare noqdo.’

Read More »

Gabar Soomaali ah oo la ilmeysay guusha ay gaartay + Video

Autumn Sharif oo ah gabar Soomaaliyeed oo 19-jir ah ayaa ku guuleysatay tartanka heesaha hirgalay oo ka dhacay magaalada London ee wadanka Ingiriiska, kaddib markii ay qaaday hees si weyn u soo jiidatay guddiga tartanka heesaha hirgalay ee dalkaasi. Tartankaan ...

Read More »

Qisadii Ummu Macbad Iyo Rasuulka (Salalahu Calyhi Wasalam)‏

In qof ban’iaadmi ah la badalo fikirkiisa, dhaqankiisu ma fudduda. Waxa hadaba muhiim ah in la is waydiiyo sida uu Nabi Maxamed (Salalahu Calyhi Wasalam) uu mudo 23 sano ah ugu guulaysatay in uu isbadal wayn ku sameeyo fikirkii iyo ...

Read More »

Dardaarankii iyo taariikh nololeedka Xuseen Dr. Kadare + Video

Allaha u naxariistee Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ahaa aqoonyahankii ugu dambeeyay ee asaasay afka Soomaaliga ee aynu maanta ku hadalno, ayaa lagu aasay magaalada Muqdisho, hase yeeshee halgamaa Kadare ka tegay dardaaran culus oo aqoonyahanada adduunyada uga dambeeya ...

Read More »

SHEEKO GAABAN:- Horumarka maxaa hor taagan?!! + VIDEO

Abwaan Sugaal Cabdulle ayaa soo saaray Sheeko gaaban oo muuqaal ah, taasi oo marka aad daawato runtii aan hubo inay kugu abuureyso qiiro wadaniyadeed iyo waxa hortaagan horumarka Soomaaliya oo dadkiisu wax aan la garaneynin ay ka hortaagan yihiin inay ...

Read More »

Al-Shabaab oo soo bandhigtay raggii fuliyay weeraradii is miidaaminta ahaa ee ay ku qaaday Baarlamaanka iyo Maxkamadda + Video

Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay filim cusub ka soo saaray weeraradii uu ku qaaday xarunta Baarlamaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir, waxaana muuqaalkaan aad ku arkeysaa raggii fuliyay qaraxyada is miidaaminta ah oo diraya hanjabaado iyo sida uu xaq u ...

Read More »