Home / Video (page 3)

Video

Meydadka Askar Ugaandhees ah oo Kampala la gaarsiiyay + Video

Magaalada Kampala ee wadanka Uganda waxaa la gaarsiiyay meydadka saddex askari oo ku geeriyootay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen xerada taliska AMISOM ee magaalada Muqdisho, waxaana salaan sharafeed lagu soo dhoweeyay meydadka ciidamada Uganda. VIDEO:

Read More »

Haweeney Soomaali ah oo Mareykanka ku mindiyeysay laba qof + Video

Haweeney Soomaaliyeed oo 35-jir ah laguna magacaabo Samiira Cabdalla Saalim ayaa goob Maktabad ah oo ku taala magaalada Minnesota waxay ku mindiyeysay laba ruux, waxaana haweeneydaan gacanta ku dhigay Booliska Mareykanka.

Read More »

Muhiimadda ay leedahay asaaska dallad isku xirta dhallinyarada Soomaaliyeed oo siyaabo kala duwan looga hadlay (Ujeedada asaaska dalladda) + VIDEO

Dhallinyarada Muqdisho, Baraawe iyo Marka ayaa kulan ballaaran ka yeeshay sidii ay u sameysan lahaayeen dallad isku xirta isla markaana danahooda iyo horumarkooda u howl gasha, waxaana kulan arrintaasi looga hadlayo oo ka dhacay magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose ka ...

Read More »

Guddoomiye Siidi: “Baraawe way ka soo kabsaneysaa dhibaatadii Al-Qaacida & Shabaab” + VIDEO

Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidi) ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyay xaaladda degmada Baraawe tan iyo markii laga saaray ururka Al-Shabaab, wuxuuna Guddoomiye Siidi sheegay in Baraawe ay ka soo kabsaneyso dhibaatooyin fara badan oo ay u geysteen ...

Read More »

Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo farriin muhiim ah u diray shacabka iyo asxaabta Warsheekh + VIDEO

Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi ayaa ka warbixiyay mowlaca Sheekh C/raxmaan Celi oo uu sheegay Sheekha inuu dhisnaa muddo 40-sano ka badan aan la dayactirin, mowlacaas oo Sheekh C/raxmaan Celi ka faafin jiray diinta Islaamka iyo barashada culuunta Islaamka ayuu ...

Read More »

Chanelka Al Kataib oo soo saaray filim ku saabsan taariikhdii Abu Zubeyr

Chanelka ku hadla afka kooxaha islaamiyiinta mayalka adag ee Al Kataib ayaa soo saaray filim yar oo ku saabsan taariikhda hoggaamiyihii xarakada Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr, waxaana luqada afka Carabiga ku akhrinaya afhayeenka Al Shabaab.

Read More »

Daawo Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka oo wada saxiixay heshiisyo taariikhi ah + Video

Wasiirada dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ayaa wada saxiixay heshiisyo dhowr ah oo ku saabsan amniga, iyadoo Dowladda Imaaraadka Carabta midowday ay saxiixday inay dib u dhis ku sameyso ciidamada Dowladda Federaalka si ay awood ugu yeeshaan maamulka dalka oo ...

Read More »

Xildhibaano Baarlamaanka ka tirsan oo qaatay go’aanno culus + Video

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo taageersan Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku taageereen hadal dhowaan ka soo yeeray ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambb. Nicholas Kay ee uu ku sheegay ...

Read More »

Jameecada Sayliciya oo digri dhuuxa iyo lafaha dhaqaajinaya soo bandhigay + Video

Jameecada Sayliciya ee Degmada Warsheekh ayaa soo bandhigay Digri, Nabi Ammaan iyo Qasiidooyin uu soo saaray Sheekh C/raxmaan Celi oo ahaa caalimkii weynaa ee alifay Kutubada xilli ay ka qeyb galeen siyaarada Sheekh Cali Cabdulle oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ...

Read More »