Home / Video (page 4)

Video

Siyaarada 21-aad ee Sheekh Cali Cabdulle oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay + Video

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay siyaarada 21-aad ee Sheekh Cali Cabdulle Cumar, waxaana gabagabada siyaaradda lagu soo bandhigay qasiidooyin, digri iyo Nabi Ammaan si weyn u soo jiitay dareenka ka qeyb galayaasha siyaaradaasi.   DAAWO VIDEO:    

Read More »

Gabay uu tiriye Taliye Xukaash oo gilgilay Taliska Milateriga (Kaddib maxaa dhacay?) + Video

Gabay uu tiriyay Taliye ka tirsan ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka ayaa gilgilay taliska Milateriga Soomaaliya, kaddib markii gabayga uu taabtay dib u dhaca ku yimid ciidamada Milateriga iyo sababta arrintaasi. Gabayga oo lagu magacaabo “Farriin Qaran” waxa uu ku muteystay ...

Read More »

Gudd. Ciise: “Qorshaha sanadka 2015-ka wuxuu yahay baabi’inta fikradaha qaldan ee Shabaab” VIDEO

Uruurada bulshada rayidka ah qeybahooda kala duwan ayaa kulan ballaaran oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay uga hadleen waxqabadkooda sanadka 2014-ka, iyagoona isla markaana soo bandhigay howlaha horyaala ee ku saabsan sanadka soo socda ee 2015-ka. DAAWO VIDEO:

Read More »

Gudd. Ciise: “Waa inaan la nimaadnaa qorshe aan ku baabi’ineyno fikradaha qaldan ee cadowgeena” + VIDEO

Kulan ay isugu yimaadeen dhallinyarada 17-ka degmo ee gobolka Banaadir ayaa waxay uga hadlayeen yoolka ay hiigsanayaan 3-da bilood ee soo socota, waxayna dhallinyaradu siyaabo kala duwan uga hadleen qorshaha looga hortegayo fikradaha qaldan ee kooxaha xagjirka ah ka wadaan ...

Read More »

Guddoomiye C/qaadir Siidi oo madaxa loogu xiiray si layaab leh, kana dhabeeyay ballan uu horay u qaaday + VIDEO

Guddoomiyaha maamulka gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidi) oo ku sugan degmada Baraawe ayaa madaxa si layaab leh loogu xiiray, isagoona halkaasi ka jeediyay khudbad uu uga hadlayo inuu ka dhabeynayo ballan uu horay u qaaday oo ahayd inuusan madaxa ...

Read More »

Xarakada Al-Shabaab oo soo bandhigtay Filim waqtigiisa ka soo dib dhacay + VIDEO

Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay filim waqtigiisii ka soo dib dhacay, hase yeeshee inkastoo aan la garaneynin sababtaasi ayaa hadana waxay filimkaan cusub ku soo bandhigeen muuqaalo ay isugu muujinayaan inay iyagu weli dalka ka wadaan dagaallo fool ka fool ...

Read More »

Wiil Soomaali ah kana tirsan kooxda IS oo sheegay inay weerarayaan magaalada New York + Video

Wiil uu adeer u yahay Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, laguna magacaabo Faarax Maxamed Shirdoon oo ku biiray kooxda ISIS ayaa wareysi uu siiyay Telefishan Mareykanka laga leeyahay waxa uu sheegay inay weerarayaan magaalada New York, isagoona ...

Read More »

Madaxweyne Maxamuud: “Soomaaliya fursado qaali ah ayay ka heshay Shirka QM” VIDEO

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka warbixiyay shirkii QM ee sanadlaha ahaa oo ka dhacay magaalada Washington ee wadanka Mareykanka, wuxuuna Madaxweyne Maxamuud hoosta ka xariiqay fursadaha shirkaasi uga soo ...

Read More »

Nabadoon Max’ed: “Cudurka Epolla oo Soomaaliya ka baxay ayuu la mid yahay Godanihii geeriyooday” VIDEO

Nabadoon Maxamed Maxamuud Sahal (Shido) oo ka mid ah waxgaradka Muqdisho ayaa ka hadlay dilka Axmed Godane hoggaamiyihii ururka Al-Shabaab ee lagu dilay duqeynta diyaaradeed, wuxuuna sheegay inay la mid tahay curudka Epolla oo Soomaaliya ka baxay, waayo buu yiri ...

Read More »