Home / Video (page 5)

Video

Canab Xasan Cilmi: “Maanta cadowgii waa jabay, waxaynu taaganahay astaantii Soomaaliya” VIDEO

Kumanaan ruux oo isugu soo baxay taalada Daljirka Dahsoon ayaa waxaa khudbad qiiro iyo wadaniyad xambaarsan waxaa u jeedisay Guddoomiye K/Xigeenka ururka Haweenka Qaranka Canab Xasan Cilmi, waxayna ku ammaantay ciidamada qalabka sida howlgalka Bad Weynta India sida ay ugu ...

Read More »

Soomaalida ku biireysa kooxda ISIS oo sii kordheysa + VIDEO

Dhallinyaro Soomaali ah oo degan magaalada Minnesota ee wadanka Mareykanka ayaa ku biirtay ururka ISIS ee dagaalka ka wada dalalka Ciraaq iyo Suuriya, kuwaasi oo ka soo muuqday TV-yada Mareykanka iyagoo dhex socda magaalooyin ku yaala Dimishiq iyo Baqdaad. DAAWO ...

Read More »

Maxamed Yuusuf: “Waan ka taqalusi karnaa Godanaha cusub” VIDEO

Afhayeenka Wasaaradda amniga Dowladda Federaalka Maxamed Cabdi Yuusuf ayaa ka hadlay hoggaamiyaha cusub ee Al-Shabaab ku dhawaaqeen kadib markii Axmed Godane lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Sh/hoose, wuxuuna sheegay in haddii ay soo saaraan toban Godane la ...

Read More »

Gudd.Cismaan: “Dalkaan Shabaab waa laga saaray, waxa yaryar oo ay sameynayaan waa daciifnimo” + VIDEO

Guddoomiyaha Degmada C/Casiis Md. Cismaan Muxiyadiin Cali ayaa si kulul uga hadlay falalka ururka Al-Shabaab ay ka wadaan dalka gudihiisa, gaar ahaan magaalada Muqdisho, wuxuuna xusay in awoodda kooxda Al-Shabaab la jebiyay oo aanay jirin xarun rasmi ah oo ay ...

Read More »

Caaqil C/qaadir: “Hadii Shabaabka is ugaarsanayaan dhallinyarada ka soo taga ayaan leeyahay” + VIDEO

Caaqil C/qaadir Xasan Warsame oo ka mid ah waxgaradka Muqdisho ayaa ka hadlay kulan waxgaradka iyo nabadoonada Muqdisho uga hadlayeen wacyi gelinta dhallinyarada maanta oo iyagu si fudud ku qaata fikradaha Ururka Al-Shabaab, isla markaana ka tegay dhaqankii Soomaaliyeed ee ...

Read More »

Gudd. Jawaahir: “Muqdisho waxaa ka jira cudur Shabaab la mid ah” + VIDEO

Guddoomiyaha haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Muqdisho ay ka jiraan laba cudur oo kala ah: Al-Shabaab iyo qabiil isbaheystay kuwaasi oo dhibaatooyin ku haya horumarka iyo danaha guud ee shacabka Muqdisho iyo Soomaaliya oo ...

Read More »

Ciise Cumar: “Aynu u duubnaano sidii loo tirtiri lahaa fikradaha qaldan ee Shabaab” VIDEO

Guddoomiyaha Hay’adda Wadahadalka Bulshada CCD Ciise Axmed Cumar ayaa khudbad dhinacyo badan waxa uu ka jeediyay munaasabadda 1-da Lulyo oo ay ka qeyb galeen dhallinyaro isugu jira rag iyo gabdho, isla markaana ay soo qabanqaabisay hay’ada CCD, wuxuuna Guddoomiye Ciise ...

Read More »

Dood kulul oo su’aalo culus lagu weydiiyay Madaxweyne Xasan Sheekh + Video

Madaxweynaha Dowladda federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dood kulul oo uu qabtay Telefishanka Universal TV la yeeshay waxaa lagu weydiiyay su’aalo culus oo ku saabsan xaaladda wadanka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda dalka iyo waxqabadka liita ee dowladda uu hoggaamiyo.   ...

Read More »

Taliye Amiin: “Hadaad nala shaqeysaan waan adkaaneynaa nabad-diidka” VIDEO

Taliyaha ciidamada Booliska degmada Afgooye Dhame Amiin Maxamed Cusmaan ayaa khudbad dhinacyo badan u jeediyay dadweynaha ku dhaqan degmada Afgooye oo isugu soo baxay dibadbaxyo waaweyn maalintii Khamiista aynu soo dhaafnay. Dibadbaxyada Afgooye oo ay suuragelisay Hay’adda CCD ayaa waxay ...

Read More »