Home / Video (page 8)

Video

Hooyo Soomaaliyeed oo caro ay ka qaaday dilka Haweenka darteed jooga ka dhacday (Daawo Video)

Hooyo Soomaaliyeed ayaa jooga ka dhacday caro ay ka qaaday dilka Haweenka loogu geysanayo magaalada Muqdisho xilli ay ka qeyb qaadaneysay baroor diiq loo sameeyay marxuumad Raxmo Daahir Siyaad Guddoomiye K/X Degmada Yaaqshiid oo laba maalin kahor lagu dilay gurigeeda ...

Read More »

Qaraxii Maanta ka dhacay xarunta UNDP Muqdisho + Video

Xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay qaraxyo iyo weeraro ay ku qaadeen rag ka tirsan ururka Al-Shabaab, kuwaasi oo geystay qasaarooyin lixaad leh. (Video)

Read More »

Dagaal gacmaha la isula tegay oo magaalada London ku dhex maray askar iyo dadweyne careysan + Video

Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisad ka dhalatay askari shalay lagu dilay bariga magaalada London, waxayna arrintaasi sababtay in dagaal gacmaha la isula tegay uu dhex maro askar iyo dadweyne careysan, iyadoo markii dambe dadweynihii halkaasi fowdada ka waday laga ...

Read More »

(Daawo Video) Dad rayid ah oo ku la’day qarax ka dhacay KM4

Waxaa sii kordhaya qasaaraha dadka rayidka ah ka soo gaaray qarax is miidaamin oo ka dhacay isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, iyadoo tirada dadka ku geeriyooday ay gaareen in ka badan 12-qof, kuwaasi oo qaarkood ku geeriyooday isbitaalada Muqdisho markii ...

Read More »

Shirkadda Diyaaradaha TRANSOM AIRWAYS oo duulimaadyo ka bilowday gobolada dalka + Sawirro

Munaasabad lagu furayay shirkadda diyaaradaha Transom Airways ayaa ka dhacday xrunta shirkaddaasi ee magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabadda furitaanka shirkadda Diyaaradaha Transom Airways ay ka soo qeyb galeen madax ka tirsan Dowladda iyo marti sharaf lagu casuumay. Madaxa Shaqada Axmed Gurxan ...

Read More »

Obama oo ka qosliyay madax ka tirsan aqalka Congress-ka + Video

Madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Hussein Obama ayaa ka yaabiyay isla markaana ka qosliyay madax ka soo qeyb galay khudbad uu ka jeedinayay aqalka Congress-ka dalkaasi, kaddib markii uu tusiyay sawirro muujinaya isagoo timaha u jartay qaabka ay jeceshahay xaaskiisa Mishelle ...

Read More »

Cutubkii ugu horeeyay ciidamo ka socda Sieraleone oo soo gaaray magaalada Muqdisho + Video

Shalay gelinkii dambe garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho Aadan Cadde International Airport waxaa soo gaaray cutubkii ugu horeeyay ciidamo ka socda wadanka Sierleone, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay saraakiil ka tirsan Q/Midoobay iyo Midowga Afrika. Afhayeen u ...

Read More »