Home / Wararka

Wararka

Xasan Sheekh Maxamuud oo loo dhaariyay xildhibaan aqalka sare

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta loo dhaariyay Xubinimaddiisa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqonaya Xildhibaankii ugu horreeyay ee Dastuur ah sida uu qeexayo Dastuurka Dalka. Waxaa xusid mudan in Xubinimada Madaxweyne Xasan ...

Read More »

Kulan looga hadlayay tayaynta ciidanka booliska iyo bixinta mushaaraadka oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

Kulankan oo loga hadlayay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa qaabka loo bixiyo mushaaraadka ciidanka Booliska  Soomaaliya  ayaa waxaa ka qeybaglay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Taliyaha booliiska iyo Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya. Waxaa shirkaasi lagu soo bandhigay daraasad ...

Read More »

Munaasabad lagu soo dhawaynayay Ra’iisul wasaaraha cusub oo lagu qabtay Caabudwaaq + Sawirro

Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen qaybaha Bulshada oo lagu soo dhaweynayay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta lagu qabtay magaalada Caabudwaaq waxaana ka qayb galay xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada. Dadweyne fara badan oo ka ...

Read More »

Akadeemiyo goboleedka afka Soomaaliga iyo akadeemiyada cilmiga iyo suugaanta oo u dabaal degay maalinta afka hooyo

Munaasabad si ballaaran looga qayb galay oo isugu jirtey  xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo hambalyo loo hambalyeynayey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabaddan oo ahayd mid aad u ...

Read More »

Xiriirka Sataranjiga oo agab guddoonsiiyay Dugsiyada Hoyga Xamar + Sawirro

Munaasabad maanta ka dhacday Xarunta Dugsiga Hoyga Xamar ayaa Maamulka iyo Ardayda Dugsigaasi waxaa Agab ugu wareejiyay Xiriirka Soomaaliyeed ee Sataranjiga ama Jeeska Soomaliyeed. Guddoomiyaha Xiriirka Sataranjiga Soomaaliyeed Axmed Cabdi Xasan Wataac oo Munaasabadaasi ka hadlay ayaa hoosta ka xariiqay ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Xilka la wareegay Maanta iyo Xaflad ka dhacday Villa Sooaaliya!! + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud keddib xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee Villa ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ka codsaday iney joojiyaan dibadbaxyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” ayaa xalay shacabka Soomaaliyeed kala hadlay Telefishinka Qaranka SNTV  isagoo shacabka uga mahadceliyay taageerada ay muujiyeen. Madaxweynaha ayaa ka dalbaday ummadda Soomaaliyeed iney isdejiyaan lana joojiyo dabaaldegyada, wuxuuna ka codsaday bulshada in ...

Read More »

Bandow laba maalin ah oo lagu soo rogay Magaalada Muqdisho

Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay shacabka magaalada Muqdisho in ay dulqaataan inta uu bandowgu socdo, waxa uuna tilmaamay in la doonayo in la xaqiijiyo amaanka Caasimada inta Doorashada ay socoto. Gudoomiyaha gobola Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta Warbaahinta kula hadlay ...

Read More »

Xiisad dagaal oo ka taagan degaano ka tirsan gobolka Mudug

Wararka naga soo gaaraya  Bariga gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xiisad dagaal oo u dhaxeysa Maleeshiyaad kasoo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug ay ka taagan degaano dhowr ah oo ku yaalla Bariga gobolk Mudug. Xiisadaan ayaa ka ...

Read More »

Isbaheysiga xisbiyada siyaasadda oo qodobo dhowr ah ka soo saaray doorashada Madaxweynaha

Isbaheysiga xisbiyada siyaasadda dalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay uga hadleen xaaladda dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka Madaxweynaha abaaraha dalka ka jira iyo qodobo kale. Kulanka madaxda iyo wakiiladda xisbiyada siyaasadda dalka ayaa markii uu ...

Read More »