Home / Wararka (page 10)

Wararka

Marka oo haawaneysa kaddib markii ay ku laabteen ciidamada huwanta ah + Sawirro

Xaaladda magaalada Marka ayaa haawaneysa tan iyo markii ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda ay isaga baxeen magaaladaasi dabayaaqada toddobaadkii aynu soo dhaafnay. Ciidamada huwanta ah  ayaa tegay magaalada oo dadkii degenaa intiisa badan ay isaga barakaceen, waxaana hakaday ganacsiga, gaadiidka ...

Read More »

C/raxmaan Odowaa: “Hay’adaha Turkiga way ka sii shaqeynayaan goobihii ay gacanta ku hayeen”

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo amar ku bixisay in muddo 7-maalin ah ay dalka uga baxaan  shaqaale ka howlgala laba ka tirsan Hay’adaha Turkiga ayaa sheegtay inay sii shaqeynayaan goobihii ay gacanta ku hayeen. Wasiirka arrimaha gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ...

Read More »

Madaxweyne Xasan oo dalka Ruwanda uga qeyb gelaya shirka Midowga Afrika + Sawirro

Magaalada Kigali waxaa ku sii qulqulaya Madaxweynayaasha dalalka Afrika halkaasi oo uu ka furmayo shirweynaha Midowga Afrika maalinta berri ah, iyadoo garoomada dalkaasi ay yihiin kuwo mashquul ah isla markaana lagu soo dhoqeynayo Madax iyo wufuud kala duwan. Madaxweynaha Soomaaliya ...

Read More »

Malala Yousafzai oo markii ugu horeysay booqaneysa xeryaha qaxootiga dalka Kenya

Gabadha reer Pakistan u dhalatay ayaa markii ugu horeysay booqasho ku tagtay xeryaha qaxootiga gobolka W/Bari Kenya, halkaasi oo ay ka jeedisay khudbad ay uga hadleyso horumarka waxbarashada qaxootiga iyo gabdhaha ku jira xeryahaasi daryeelkooda asaasiga ahaa looga caawin lahaa. ...

Read More »

Siyaasi ka hadlay golihii degaanka ee uu kala diray Madaxweyne Gaas oo xabsiga la dhigay ‘Wareegtada Soocade’

Maamulka Puntland ayaa gasha seefta kala baxay, isagoona sii kordhiyay cadaadiska iyo hanjabaadaha uu u jeedinayo warbaahinta madaxa bannaan, taasi oo uu hormuud ka yahay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan SooCadde. Wararka ayaa sheegaya in Wasiirku u hanjabaad cusub ...

Read More »

Xisbiga Cadaaladda iyo midnimada Soomaaliya oo looga dhawaaqay magaalada Muqdisho + Sawirro

Xaflad si qurux badan loo soo agaasimey  looguna tala galey ku dhawaaqista Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimada Soomaaliyeed (TIIR) ayaa maanta lagu qabtey Magaalada Muqdisho, iyadoo munaasbaddii xafladaasi aya ka soo qeyb galeen Masuuliyiin ka kala socotey Dawladda Federaalka, aqoonyahano, culumaa’udiin, ...

Read More »

Musharaxa Madaxweynaha Mareykanka Hillary Clinton oo su’aalo weydiinayo

Hillary Clinton ayaa wax laga weydiiyay Email gaar ah oo ay adeegsaneysay xilligii ay ahayd xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka. Waxa ay u sheegtay telefishinka NBC in kulanka FBI-da uu ahaa mid xushmad ku dheehan tahay, isla markaana si wanaagsan ...

Read More »

Weriye ka howlgala mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho oo xabsiga la dhigay

Wariye Cabdi Risaaq Aadan Qoslaye Oo Ka Mid ah Waryayaasha Ka Shaqeyo idaacada Shabelle ayaa waxaa manta Xabsi u Taxaabay Cidamada Boliska Somaliya. Wariye Qoslaye Oo aan la Ogeyn Sabata Loo Xiray Ayaa ku xiran Saldhiga Boliska Dagmada Cabdi Casiis ...

Read More »

C/RAXMAAN CEYNTE: “Qorshaha aan soo saarnay waa mid qabyo ah (Dhageyso)

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Sheekh Cali Ceynte ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshaha saddexda sano ee soo socoda uu u dejiyay dalka, wuxuuna Wasiirku si cad u sheegay in qorshahaasi uu yahay mid ...

Read More »

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo guddi u saartay qeyla dhaanta ka timid culimada

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Kulanka Golaha ayaa guud ahaan looga dooday Sharciga Genderka oo dhawaan ...

Read More »