Home / Wararka (page 2)

Wararka

Faarax Cabdulqaadir: “Markii ay hooyadey i dhashay dad badan oo qoyskeyga ka mid ah waxay isweydiiyeen xilliga aan noolaanayo”

Fadhiga Golaha Baarlamaanka maanta oo khudbado kala duwan ay ka jeediyeen musharaxiinta u tartameysa xilka Guddoomiyaha Golahaasi, ayaa waxaa ka mid ahaa musharax Xildhibaan Faarax Cabdulqaadir oo isagu halkaasi ka jeediyay khudbad ka yaabisay mudanayaashii dhageysanayay. Musharax Faarax ayaa ugu ...

Read More »

Wasiiro, Xildhibaano iyo ururrada bulshada oo Prof. Jawaari ka codsaday inuu isa soo sharaxo + Sawirro

Munaasabad si  balaaaran  loo soo agaasimay loogana tala galay in lagu soo bandhigo codsi ku aadan sidii uu Xildhibaan Prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Aadan {Jawaaari} isugu soo sharaxi lahaa xilka Gudoomiyaha  Golaha Shacbiga Soomaaliya  ayaa lagu qabtay Magaalda Muqdisho. Munaasabadii ...

Read More »

Xaflad dalacsiin ah oo loo qabtay macalimiinta Jaamacadda Muqdisho + Sawirro

Munaasabad aad u heer saraysa oo si wayn loo agaasimay oo loogu maamuusayay 9 sagaal macilin oo u dalacay darajooyinka sare ee PhD-da.  3 sadex ka mid ah macalimiintaas waxay ka dalaceen ASSOCIATE PROFESSOR waxana u dalaceen darajada PROFESSOR halka ...

Read More »

Al-Shabaab oo qaraxyo iyo weerar culus ku galay degmada Afgooye

Dagaal kooban oo  u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa galabta ka dhacay gudaha iyo hareeraha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaal ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana dhawaqada rasaasta culus laga ...

Read More »

Kulankii ugu horeeyay oo ay yeesheen xildhibaanada Baarlamaanka cusub doortayna guddoon KMG ah (Wakhriso)

Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa mudanayaasha ka soo jeeda beelaha Waqooyi ayaa ku guuleystay inuu noqdo guddoonka KMG ah ee hoggaaminaya xildhibaanada labada aqal. Xarunta Booliska Jan. Kaahiye waxaa goor dhow lagu soo gabagabeeyay kulankii ugu horeeyay ...

Read More »

Mid ka mid ah ganacsatada ugu magaca dheer Soomaaliya oo isku sharxay xilka Madaxweynaha + Sawirro

Waxaa sii kodharaya tirada musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Xukuumadda cusub, iyadoo iminka gabagabo mareyso doorashooyinka dadban ee lagu soo dhisayo labada aqal ee ay ka kooban tahay. Xildhibaan C/llaahi Cali Axmed (Caddow Cali Gees) oo ka mid ah ganacsatada ...

Read More »

Xubno ka tirsan Puntland iyo Somaliland oo war culus ka soo saaray doorashooyinka ka socda Muqdisho (Warsaxaafadeed)

Kulan ay isugu yimaadeen Ra’iisal Wasaare K/Xigeenka Dowladda Federaalka Maxamed Cumar Carte, Madaxweyne K/Xigeenka Puntland C/Xakiin C/llaahi Camey, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. Siyaasiyiin ka tirsan maamulka Puntland iyo kuwo ka soo jeeda gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa go’aano ...

Read More »

Daawo qaabka ay u dhacday doorashadii aqalka hoose ee beelaha Waqooyi Somaliland

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu doortay ilaa iyo afar xildhibaan oo ka soo jeeda beelaha gobolada Waqooyi ee Somaliland, iyadoo mid ka mid ah musharaxiinta aanu soo xaadirin halkii ay doorashada ka dhaceysay. Tartamayaasha beelaha Somaliland ee ku guuleystay kursiga ...

Read More »

Farmaajo oo farriin muhiim ah u diray musharaxiinta taageerada ka raadinaya dalalka shisheeyaha (Dhageyso)

Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo kana mid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isagoona markii uu soo degay farriin muhiim ah u jeediyay musharaxiinta iyo taageerayaashiisa. Maxamed Cabulaahi ...

Read More »