Home / Wararka (page 20)

Wararka

Qarax xalay ka dhacay magaalada Jowhar

Taliye ku xigeenka Saldhiga magaalada Jowhar Geele Isaaq Warsame ayaa ka warbixiyay qarax xalay ka dhacay magaalada Jowhar. Taliye ku xigeenka ayaa beeniyay in qaraxaasi lala damacsanaa taliyaha Nabad sugida Shabeelaha Dhexe, laakiin wuxuu sheegay in dad rayid ah ay ...

Read More »

Degmada Dhoobley oo lagu qabtay ajaanib dooneysay inay Al-Shabaab ku biiraan

Ciidamada Milliteriga Somalia ayaa gacanta kudhigay rag ajaaniib ah oo doonayay in ay kubiiraan kooxda Al-shabaab ee kadagaallanata gudaha dala Somalia. Raggan ajaaniibta ah ayaa laga qabtay xadka kala qaybiya Kenya iyo Somalia xilli ay doonayeen in ay ka gudbaan ...

Read More »

Ahlu Sunna oo diiday inay ciidamadeeda kala baxdo Guriceel (Dhageyso)

Xogagga Ahlu Sunaha gobolada dhexe ayaa si cad u sheegay inaysan ciidamadooda kala baxeynin magaalada Guriceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud, iyagoona sheegay in heshiiskii dhowaan ka dhacay halkaasi aanu ku jirin in ciidamadooda ay kala baxaan Guriceel. DHAGEYSO:

Read More »

ADNA AADAN: “ Koonfurta Soomaaliya ma ahan dad jira oo Nabad Raba, Waxaan leeyahay Beesha Caalamka yaysan lugaha Noo qaban”

Haweeneydaan oo lagu magacaabo Adna Aadan Ismaaciil oo dhawaantaan ka hadashay kulan ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Beljimka oo ay beesha caalamka kaga codsaneyso in lagu aqoonsado Soomaaliland ayaa waxay ku dheeraatay in Soomaaliland ay tahay meel nabad ah ...

Read More »

Yaa soo diray Kooxaha dacaayadeynaya C/raxmaan Tuuryare ?!!

Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed inay soo baxaan kooxo kahorjeeda horumarka iyo waxqabadka muuqda ee uu lasoo baxay taliyaha nabad sugidda qaranka Soomaaliyeed C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo lagu xusuusto waxqabadkiisii ay ku diirsadeen dadka iyo dalka xilligii ...

Read More »

Ra’iisal Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Itoobiya oo markii ugu horeysay kulan yeeshay + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah maanta ku yimid dalka Ethiopia isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Addis Ababa kulan kula qaatray Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Mudane Hailemariam Desalegn iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee ...

Read More »

Ciidamada Kenya oo heegankii ugu sareeyay la geliyey

Warbixinta ay Dowladda Kenya ka heshay Al-Shabaab ayaa sheegeysa in bartilmaameedka weeraradaan ay yihiin saddex magaalo oo kala ah, Muqdisho, Mandhera iyo Mombasa,waxaana ammaankooda la adkeeyay xarumaha dowladda, saldhigyada ciidamada iyo goobaha ay dadka rayidka ah ku badan yihiin. Ciidamada ...

Read More »

Haweenka oo laga qeyb gelinayo maamulka xeer ilaalinta Qaranka Soomaaliya

Xeerilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo Xalay ka qeyb galay Munaasabad lagu Xusayay Maalinta Haweenka Adduunka oo Xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Haweenka Soomaaliyeed ay Door ku yeelan doonaan Garsoorka Dalka. Dr Axmed Cali ...

Read More »

Haweenay gabar jaariyad u ahayd guur ka fashilisay!! (QISO XANUUN BADAN)

Arin layaab leh oo dadkii la socday ka fajacisay ayaa waxa ay ka dhacday Gobolka Sh/Hoose gaar ahaan degmada Baraawe, Arintan oo aan xaqiiqadeeda u kuurgalay bilowgeeda illaa iminka ayaa ahayd in gabar Jaariyad ah oo u shaqaynaysay Islaan da,dhaxaad ...

Read More »

Axmed C/Salaan: “Waa in ciidamada isku hor fadhiya Guriceel la kala qaado si dadkii barakacay ay dib ugu soo laabtaan”

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya Axmed C/Salaan iyo wafdi saraakiil AMISOM/Itoobiya ayaa ku sugan magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, wuxuuna safiirku ka warbixiyay ujeedada booqashadiisa iyo waxyaabaha u qabsoomay tan iyo markii uu gaaray degmada Guriceel. Waxa uu sheegay ...

Read More »