Home / Wararka (page 265)

Wararka

Cudurkii shuban biyoodka ee ka jiray Beled-weyne oo la shaaciyey inuu isku bedelay Daacuun

Dhaqaatiirka ciidamada Jabuuti ee magaca AMISOM ku jooga magaalada Beled-weyne ee gobolka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday in cudurkii shuban biyoodka ee dhowaan ka dilaacay magaaladaas uu isku bedelay cudurka daacuun caloolaha. Cabdi Waaberi Geeddi oo ka mid ah dhaqaatiirka ...

Read More »

Ra’iisal Wasaare Saacid oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Jowhar ee xarunta Shabelaha Dhexe + Sawirro

Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe waxaa markii ugu horeysay ka soo degay wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, iyadoo magaalada Jowhar ay ku soo dhoweeyeen boqolaal dadweynaha Jowhar. Xubnaha Wasiirada ah ee la socda Ra’iisal ...

Read More »

Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda oo xalay ka da’ay roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool

Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen nooluhu ayaa xalay ilaa saaka ka da’aya Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Roobabkan Guga oo ka curtay dalka ayaa xalay ilaa saaka si xiriir ah uga da’ayay Magaalada Muqdisho,  waxaana saaka yaraaday dhaqdhaqaaqa dadka ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay guulaha siyaasadeed ee ay soo hoysay dowladda Soomaaliya

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay horumarada iyo guulaha siyaasadeed ee ay gaartay dowladda Soomaaliya, iyagoo ku tilmaamay is bedelada xilligan dalka ka jira mid suura gelinaya in Soomaaliya ay dib cagaheeda ugu istaagto. Bayaan maanta oo jimco ...

Read More »

Ra’iisal Wasaaraha oo ka warbixiyay natiijada wadahadaladii Kismaayo + Sawirro

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxa uuna warbaahinta uga warbixiyay natiijada wadahaladii Kismaayo iyo kulamadii kale ee uu ...

Read More »

Kulan lagu Taageerayay Dawladda Federalka Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay. (Sawiro).

Kulan Balaaran oo ay ka qeyb galeen Xiuldhibaano, Siyaasiyiin, aqoonyahano, Odoyasha Dhaqanka  Dhalinyaradda iyo Haweenka ku abtirsade Beesha Cismaan  Maxamuud ayaa lagu qabatay Hotelka Ambasadoor ee magaladda Muqdisho.   Kulankaan oo uu soo qaban qaabiyay Xildhibaan  C/laahi Xaaji Dhayib ayaa ...

Read More »

Madaxweynaha oo la Kulmay Madaxda Dalka Imaraadka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud  oo safar shaqo u jooga dalka Midowga Imaraadka Carabta ayaa caawa wuxuu la kulmay Mudane Maxamed Bin Zayed Al- Nahyan.Kulankan ka dhex dhacay labada masuul ayaa waxaa looga hadlay amniga, horumarka, dib-u-heshiisiinta ...

Read More »

M. GHEDI: “Wadan hal (1) Madaxweyne ka badan ma yeelan karayaa?!!”

Waxaa jirta mah-maah  aad looga isticmaalo koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Shabellada Dhexe, mah-maahdaas oo oraneysa “Ushii aanan lahayn Ul  lagu jimeeyo amba  wey dheeraataa amba wey gaabataa”, haddii aannu u  soo daadego  dulucda ujeedadeyda. Mareykanka oo ah wadanka adduunka ...

Read More »