Home / Wararka (page 3)

Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha ka guddoomay Safiirka Yemen

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waraaqaaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Yemen u fadhin doono Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii uu waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Yemen ...

Read More »

Al-Shabaab oo ficillo aan horay looga baran ka sameysay galbeedka Kismaayo

Maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ee ku sugan galbeedka magaalada Kismaayo ayaa bilaabay ficillo aan horay looga baran, iyagoona si xoog ah ku qaatay Geel tiradiisa gaareyso 2500-Neef kuwaasi oo 24 ka mid ah ay ku fureen rasaas isla markaana dhaawacyo culus ...

Read More »

Diyaar garow lagu dhaarinayo xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad oo Muqdisho ka socota

Waxaa socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan furitaanka kalfadhiga koowaad ee Baaralaanka cusub ee Soomaaliya iyo dhaarinta Xildhibaanada Labada Aqal. Xildibaanada cusub ayaa lagu waday in maalintii shalay lagu dhaariyo magaalada Muqdisho hase yeeshee waxaa dhaarintaasi ku timid ...

Read More »

Warbixin xiiso leh oo laga diyaariyay doorashooyinka Soomaaliya + Video

Doorashooyinka dadban ee maalmahaan ka socday magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa haatan maraya gabagabo, inkasta oo ay jiraan dacwooyin iyo is qabqabsi la xariira ergooyinka, faragelinta madaxda Dowladda xilligeedu dhammaaday, musuqmaasuq iyo tacadiyo kale waxaa haatan bilaabanaya diiwaan gelinta ...

Read More »

Degmada Afgooye oo qarax ka dhacay fariisin ciidamada Dowladda ay ku sugnaayeen

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miino lagu aasay goobta ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka, halkaasi oo ay ku geeriyoodeen ku dhowaad toban ka tirsan ciidamadii halkaasi ku sugnaa. Fariisimo ciidamada Dowladda ay ku lahaayeen degmada ...

Read More »

Madaxweyne Axmed Madoobe oo sagootiyay xildhibaanada Baarlamaanka ee Jubaland u matalaya + Sawirro

Magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubaland waxaa ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu sagootinayay xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka cusub u matalaya maamulkaasi. Xaflada oo ahayd mid sagootin ah ayaa waxaa halkaasi ka soo qeyb galay madaxda maamulka Jubaland ...

Read More »

Munaasabad lagu xusayay dhalashada nabigeenna Muxamad NNKH oo lagu qabtay Magaalada Tromsø + Sawirro.

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayay dhalashada nabigeenna muxamad N.N.K.H ayaa caawa lagu qabtay masjidka Al.Raxma ee magaakada Tromsø ee Woqooyiga Norway. Munaasabaddan oo ay soo qabanqaabiyeen culumaa,udiinka ku nool magaalada Tromsø ayaa waxaa si wayn ...

Read More »

Shir looga hadlay arrimo gaar ah oo ka dhacay safaaradda Mareykanka oo Muqdisho + Video

Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shir aan caadi ahayn oo looga hadlayay arrimo fara badan, waxaana halkaasi khudbado kala duwan ka jeediyay madax ka tirsan Dowladda Federaalka, safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen M. Schwartz iyo xubno u ...

Read More »

Daawo sida ay ku dhacday doorashadii aqalka hoose ee beelaha Waqooyi

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday doorashooyinka aqalka hoose, gaar ahaan beelaha Somaliland ee gobolada Waqooyi, iyadoo kursigii ugu horeeyay uu ku guuleystay Ra’iisal Wasaare K/Xigeenka Dowladda Federaalka waqtiga ka idlaaday. Xubnaha kusoo baxay doorashada ayaa kala ah: Maxamad Cumar Carte ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Carte: “Halku dhigga sanadkan aan dooranayo waa awood isugu geynta…”

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Cate ayaa soo gunaanaday shir looga tashanayey u adkaysiga afooyinka oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Hay’adaha dowladda, wakiilo ka socday maamulada goboladda, Hay’adaha Samafalka, iyo khabiiro dhanka ...

Read More »