Home / Wararka (page 30)

Wararka

Ciidamada nabad sugidda oo maalintii labaad Muqdisho ka wada howlgallo baaritaan

Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad saakay ka bilowday howlgallo baaritaano ah oo aan horay loo arag, kaddib markii ciidamo afka soo duubtay oo ka tirsan nabad sugidda Dowladda Federaalka ay baaritaano ku hayaan gaadiidka noocyadiisa kala duwan. ...

Read More »

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo maxkamad la soo taagayo

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan makamad la soo taagayo eedeysanayaal ay ka mid yihiin mudanayaal ka tirsan Xildhibaan Baarlamaanka Federaalka, kuwaasi oo la sheegay inay geysteen eedeymo kala duwan. Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida Xasan ...

Read More »

Xil wareejin ka dhacday Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya + Sawirro

Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa maanta ka dhacday munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xilalka ku kala wareegayeen Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi iyo Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga. Munaasabadda xil wareejinta oo ay ka soo ...

Read More »

Qaadkii laga joojiyay Soomaaliya oo mar kale saakay dib u bilowday

Garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa si caadi ah uga soo degay qaadkii maalmahaan hakadka galay, kaddib markii ay ganacsatada khaadka ee Soomaalida ah ay ka biya diideen qiima kordhin ay khaadka ku sameeyeen beeralayda, taasi oo sababtay inuu hakad ku yimaado ...

Read More »

Dad loo soo qabqabtay Ganacsade caan ah oo Beled Weyne lagu dilay dhowaan

Ciidamada Dowladda Federaalka oo isugu jira Boolis iyo nabad sugid ayaa howlgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen xaafadda Howlwadaag ee magaalada Beled Weyne waxay ku soo qabqabteen dad lala xiriiriyay inay ku lug lahaayeen dilka ganacsade caan ah. Howlgalka ayaa ...

Read More »

Ku-simaha RW ayaa ka tacsiyeeyey Dilkii loo gaystay Saraakiil ka tirsan Maamulka Garoonka Diyaaradaha

Inaa-li-laahi-Waa-inaa Ileyhi-Raajicuun Geeridu waa xaq, qof walbana waqtigiisa dhaafi maayo Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka tacsiyeeyay saraakiishii ku naf wayay weerarkii waxashnimada ahaa ee shalay gelinkii danbe kooxaha Nabad-diidku ...

Read More »

Geeda Qorow: “Waxaan ku baaqeynaa in xoogga la saaro maamul u sameynta gobolada dhexe, lana joojiyo dagaalka Guriceel”

Shirweynaha dib u heshiisiinta ee ka socda degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa gaaray madaxda maamulada Ahlu Sunna, Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb, waxaana wafdiga la sheegayaa inay ka qeyb gelayaan shir weynahaasi. Wafdiga waxaa ka mid ah Madaxweynaha ...

Read More »

Ra’iisal Wasaare Cumar: “Hadii uusan khilaaf imaan dalka doorasho waan gaarsiin karnaa”

Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ku sugan dalka Kanada ayaa isagoo u waramayay idaacadda VOA-da waxa uu ka hadlay xaaladda dalka, isagoona sheegay in xukuumadiisa ay ku guuleysan karto hiigsiga sanadka 2016-ka. Ra’iisal Wasaare Sharma’arke ...

Read More »

WARBIXIN KA HADLAYSA HAKASHADA QAADKA OO AAD U XIISO BADAN

Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa jawi ka duwan jawigii lagu yaqaanay taasoo ay sabab u tahay qaadkii ka iman jiray Dalka Kenya oo hakad gallay ka dib markii ay Ganacsatada Qaadka soo dhoofin jiray ay sheegeen in ay hakinayaan iyagoo ...

Read More »

Wasiirka amniga Puntland oo lala mamnuucay hawada Somaliland

Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Somaliland Cali Maxamed Waran Cadde ayaa shaaca ka qaaday in garoomada diyaaradaha aanay ku soo degi karin isla markaana diyaaradaha uga digtay inay soo caga dhigato diyaarad sida wasiirka amniga Puntland inay ku soo degto degaanada ...

Read More »