Home / Wararka (page 4)

Wararka

Madaxweyne Xassan oo loo qaaday hees layaab leh “Waxay kaa eegayaan wax aadan adigu aqoon” (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisu dhammaaday iyo taageerayaashiisa oo qeyb ka ah eedeymaha ku saabsan doorashooyinka dadban ee dalka ka dhacaya ayaa loo qaaday hees layaab leh oo marna lagu ammaanayo marna la muujinayo in mucaaradkiisu ay ku eedeynayaan ...

Read More »

Baarlamaanka Jubaland oo la horgeeyay mooshin ka dhan ah Maxamuud Sayid Aadan

Waxaa dadaallo xoogan loogu jiraa sidii loo hakin lahaa mooshin ka dhan ah Madaxweyne K/Xigeenka Koowaad ee maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan, kaddib markii xildhibaano tiradoodu gaareyso 36-mudane dalbadeen in cod la geliyo kalsoonidiisa. Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu ...

Read More »

VIDEO Doorashada aqalka hoose ee beelaha Banaadiriga oo markii ugu horeysay Muqdisho ka bilaabatay

Doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka oo markii ugu horeysay ka bilaabatay magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya ayna u tartamayeen ilaa saddex musharax oo midkood tanaasulay inta aan cod loo qaadin. Mahad Cabdalla Cawad oo ka mid ahaa K/Xigeenadii Golaha Baarlamaanka ...

Read More »

Hoggaamiyaha dalka Suudaan oo taageeray Madaxweynaha cusub ee Mareykanka

Madaxweynaha Dowladda Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa ka mid noqday madaxda caalamka ee u tahniyadeynaya Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump oo ku guuleystay dooraashadii taariikhiga ahayd ee uu la galay haweeneyda lagu magacaabo Hilary Clinton. Col. Cumar Xasan ...

Read More »

Madaxweyne Xasan oo safar ka duwan kuwii hore ku tegay magaalada Addis Ababa (Waa maxay sababta?)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee wakhtigu ka dhacay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Itoobiya ugu ambabaxay safarro ka duwan kuwii hore, isagoona kulamo gaar ah la qaadanaya madaxda dalkaas oo ka mid ah wadamada taageera ee ciidamadooda ka mid noqday ...

Read More »

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dowladda Federaalka oo markii ugu horeysay booqday Kismaayo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa markii ugu horeysay booqday magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubaland, halkaasi oo kulamo kala duwan kula qaateen Madaxweyne Axmed Madoobe iyo madax ka tirsan hay’adaha ...

Read More »

Avv.Cumar Dhegey: “Doorashada Soomaaliya ma dhaafeyso sanadkaan gudihiisa”

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer Federaal Avv. Cumar Maxamed Cabdulle ayaa shir jaraa’id oo Muqdisho ku qabtay goor dhow waxa uu ka hadlay doorashooyinka ka socda gobolada dalka. Waxa uu sheegay inuu dib u dhac ku yimid doorashada Madaxweynaha oo la ...

Read More »

Qarax qasaare geystay oo ka dhacay suuq ku yaala Muqdisho

Gaari nooca Mini Bus-ka oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa maanta ku qarxay suuqa Beerta ee degmada Waaberi magaalada Muqdisho, halkaasi oo aan ka fogeyn xarunta Dugsiga Booliska oo uu ku sugnaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Qasaaraha ka dhashay ...

Read More »

Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo qarax miino lagula eegtay wadada warshadaha

Qaraxan oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa Kolonyo ay la socdeen Xoogaga Midowga Afrika ee AMISOM waxaa lagula eegtay Waddada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Kolonyadan oo ka soo baxay Isbartiibada , kuna sii jeeday Wasaarada Gaashaandhiga ayaa Qaraxa ...

Read More »

Madaxweyne Xasan oo sheegay inay bixiyeen deymihii caalamku ku lahaa Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysey si lama filaan ah u sheegay in Soomaaliya dib u gudey qaaraamaadkii iyo deymihii ku ururay ee ururo iyo dowlado caalamka ah ku lahaayeen. – Waxaan rabnaa ...

Read More »