Home / Wararka (page 5)

Wararka

Waxgarad iyo odayaal dhaqameed ashtako degdeg ah u gudbiyay guddiga doorashooyinka (War-murtiyeed)

­­Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dhex maray odayaasha iyo waxgaradka mid ka mid ah beelaha soo xulaya xubnaha aqalka sare iyo kan hoose, waxaana kulankaasi looga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan saami qeybsiga kuraasta ee beelaha degan ...

Read More »

Maamulada Puntland iyo Galmudug oo guddi u saaray xiisada magaalada Gaalkacyo

Madaxweynayaasha Maamullada Puntland iyo Galmudug oo shalay kulan ku yeeshay magaalada Galkacyo, ayaa dadaallo xoogan ugu jira sidii loo soo afjari lahaa colaada labada ciidan halkaasi ku dhex martay. Wadahadalada labada mas’uul ayaa waxaa ka soo baxay go’aano dhowr ah ...

Read More »

Aqoonyahanad u sharxan xilka Aqalka Hoose ee Barlamaanka oo uu u hanjabay Agaasime-xigeenka Madaxtooyadda Somalia.

Musharax Fawsiya Xasan Abuukar oo ah Aqoonyahand ka soo qalin jebisay Jamaacad ku taalla dalka Britain (UK) ayaa sheegtay inuu u hanjabay Ku-xigeenka Agaasimaha Madaxtooyadda Somalia, Saadaq Macallim C/kariim. Musharax  Fawsiya oo u taagan Kursiga Jufada Cali Gaaf ee Beesha ...

Read More »

Donald Trump oo xilka la wareegaya sanadka 2017-da ‘Taariikhda waayihiisa nolosha’

Haweeneyda u tartameysa xilka Madaxweynaha Mareykanka Hillary Clinton ayaa taleefan u soo dirtay musharaxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump, iyadoona ugu hambalyeysay guusha uu ka gaaray tartankii ay la gashay. Donald Trump ayaa khudbad dhinacyo badan oo uu ka jeediyay goobta ...

Read More »

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka oo ka mid noqday xildhibaanada matala maamulka K/Galbeed

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in tartanka doorashada aqalka hoose ee maamulka K/Galbeed ay ku guuleysteen waxaana ka mid ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Sida ay sheegayaan wararka ...

Read More »

Maamulka Galmudug oo war degdeg ah ka soo saaray xiisada kala dhaxeysa Puntland

Wararkii ugu dambeeyay ee daqiiqado kahor naga soo gaaray xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xaaladdu degan tahay, kaddib markii ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug dagaal culus ku dhex maray magaaladaasi. Xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Cadaado wareegto ka ...

Read More »

HALKAN WAA RADIO REER HEBEL: Ku soo dhowaada wararkii, Ogeysiis iyo digniin

Dhageystayaal marka hore waxaan idinka raalli gelineynaa cillado badan oo soo wajahay Istuudiyeyaasheena faraha badan ee halka qol ku yaala, intaas kaddib waxaanu guda galeynaa jadwalkeenii idaacadeed oo aad nooga barateen, hase yeeshee dhageystayaasha caalamka ku sugan waxay nagala socon ...

Read More »

Shacabka Gaalkacyo oo dhibaato hor leh soo wajahday + Video

Shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ayaa soo saaray qeyla dhaan ku saabsan dhibaato hor leh oo ka soo food saartay dhinaca dhaqaalaha kaddib markii ay soo baxday awaamiir ku saabsan in la mamnuucay gebi ahaanba isticmaalka shilinka Soomaaliga ah, gaar ...

Read More »

Taliye Boolis oo digniin u jeediyay qaar ka mid ah ciidamada Dowladda, kana hadlay howlgal Muqdisho ay ka fulinayaan

Hay’adaha ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay qorsheyaal kala duwan oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka magaalada Muqdisho iyo guud ahaan goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka dadban ee gobolada dalka. Col. Bishaar Geedi oo ah Taliyaha ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa ...

Read More »

DHABAREY: “Dhammaan Madaxda waqtigoodu dhamaaday waxa ay ku Mashquulsan yihiin xil goob intee laga sugayaa Nabad gelyo?”

Cabdi Salaad Dhabareey Guddoomiyihii hore ee Maamulka Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Dilalka Qorsheysan iyo Qaraxyada maalmihii dambe ku soo badanayay Magaalada Muqdisho. Dhabareey ayaa ku adeeyay in Masuuliyiinta ...

Read More »