Home / Sawirada

Sawirada

Kulan looga hadlayay tayaynta ciidanka booliska iyo bixinta mushaaraadka oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

Kulankan oo loga hadlayay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa qaabka loo bixiyo mushaaraadka ciidanka Booliska  Soomaaliya  ayaa waxaa ka qeybaglay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Taliyaha booliiska iyo Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya. Waxaa shirkaasi lagu soo bandhigay daraasad ...

Read More »

Munaasabad lagu soo dhawaynayay Ra’iisul wasaaraha cusub oo lagu qabtay Caabudwaaq + Sawirro

Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen qaybaha Bulshada oo lagu soo dhaweynayay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta lagu qabtay magaalada Caabudwaaq waxaana ka qayb galay xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada. Dadweyne fara badan oo ka ...

Read More »

Xiriirka Sataranjiga oo agab guddoonsiiyay Dugsiyada Hoyga Xamar + Sawirro

Munaasabad maanta ka dhacday Xarunta Dugsiga Hoyga Xamar ayaa Maamulka iyo Ardayda Dugsigaasi waxaa Agab ugu wareejiyay Xiriirka Soomaaliyeed ee Sataranjiga ama Jeeska Soomaliyeed. Guddoomiyaha Xiriirka Sataranjiga Soomaaliyeed Axmed Cabdi Xasan Wataac oo Munaasabadaasi ka hadlay ayaa hoosta ka xariiqay ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Xilka la wareegay Maanta iyo Xaflad ka dhacday Villa Sooaaliya!! + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud keddib xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee Villa ...

Read More »

Wasiiro, Xildhibaano iyo ururrada bulshada oo Prof. Jawaari ka codsaday inuu isa soo sharaxo + Sawirro

Munaasabad si  balaaaran  loo soo agaasimay loogana tala galay in lagu soo bandhigo codsi ku aadan sidii uu Xildhibaan Prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Aadan {Jawaaari} isugu soo sharaxi lahaa xilka Gudoomiyaha  Golaha Shacbiga Soomaaliya  ayaa lagu qabtay Magaalda Muqdisho. Munaasabadii ...

Read More »

Mid ka mid ah ganacsatada ugu magaca dheer Soomaaliya oo isku sharxay xilka Madaxweynaha + Sawirro

Waxaa sii kodharaya tirada musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Xukuumadda cusub, iyadoo iminka gabagabo mareyso doorashooyinka dadban ee lagu soo dhisayo labada aqal ee ay ka kooban tahay. Xildhibaan C/llaahi Cali Axmed (Caddow Cali Gees) oo ka mid ah ganacsatada ...

Read More »

Farmaajo oo farriin muhiim ah u diray musharaxiinta taageerada ka raadinaya dalalka shisheeyaha (Dhageyso)

Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo kana mid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, isagoona markii uu soo degay farriin muhiim ah u jeediyay musharaxiinta iyo taageerayaashiisa. Maxamed Cabulaahi ...

Read More »

Madaxweyne Axmed Madoobe oo sagootiyay xildhibaanada Baarlamaanka ee Jubaland u matalaya + Sawirro

Magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubaland waxaa ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu sagootinayay xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka cusub u matalaya maamulkaasi. Xaflada oo ahayd mid sagootin ah ayaa waxaa halkaasi ka soo qeyb galay madaxda maamulka Jubaland ...

Read More »

Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Gobolka Banaadir oo lagu doortay Magaalada Muqdisho

Munasabadan oo lagu doranayay Gudomiyaha Rugta Ganacsiga gobolka banaadir ayaa waxa kasoqeyb galay Ganacsato kaladuwan Aqoonyahano Gudoomiyayasha qeybaha kala duwan ee Ganacsatada Suuqyada Bakaaro Suuqbacaad iyo Xamarweyne iyo kuwa kale oo badan. In ka badan 400 oo ganacsato ah ayaa ...

Read More »

Machadka Daraasaadka ISOS oo Muqdisho ku qabtay aqoon isweydaarsi looga hadlayay Tahriibka + Sawirro

Aqoon is-weydaarsigan oo socday muddo labo maalmood ayaa waxaa ka qeyb galay aqoonyahano, waxgarad, haweenka, macalimiin, waxaana lagu soo bandhigay cilmi baarisyo kala duwan oo ka hadlayay dhibaatada Tahriibka, iyadoo uu bar bar socday kulamo iyo doodo lagu falanqeeyay Tahriibka. ...

Read More »