Home / Sawirada (page 10)

Sawirada

Ra’iisul Wasaare Cumar ayaa maanta soo xiray shirkii 53-aad ee Wasiiradda IGAD + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta soo xiray shirka aan caadiga ahayn ee Wasiirrada Arrimaha Dibedda dalalka IGAD oo sanadkan lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in shirkani fursad muhiim ah u yahay Soomaaliya oo ...

Read More »

Madaxweyne Xasan oo casho sharaf ugu sameeyay wafdiga wasiirada arrimaha dibadda IGAD + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaflad balaaran oo casho sharaf ah u sameeyay wafdiga IGAD ee shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho. Xaflada Casho sharafta ayaa waxaa lagu qabtay Hoteelka SYL ee Magaalada Muqdisho oo kasoo horjeeda laamiga ...

Read More »

Faarax C/qaadir oo magaalada Ankara wadahadallo gaar ah kula leh madax ka tirsan Turkiga + Sawirro

Faarax Shiikh Cabduqaadir oo ah sii hayaha xilka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka ee Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Ankara ee wadanka Turkiga, waxayna kulamo kala duwan la yeesheen qaar ka mid ah madaxda ...

Read More »

Xildhibaanada Badbaado Qaran iyo Xisbiyada siyaasada oo go’aano ku kala saxiixday Muqdisho + Sawirro

Shir balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayay isugu yimaadeen Xildhibaanada badbaado qaran iyo Xisbiyada siyaasada Dalka iyagoo ka wada hadlay masiirka umada Soomaaliyeed. Xisbiyada midoobey iyo Xildhibaanada bad baado qaran waxay isku raaceen inay si isku mid ah ...

Read More »

Weriyeyaal ku xiran xabsiga dhexe oo toddobaadkaan maxkamad la soo taagayo + Sawirro

Weriyeyaal ku xiran xabsiga dhex ee Xamar ayaa waxaa sii xumaaneysa xaaladooda nololeed, kaddib markii muddo lix bilood ah halkaasi ay ku heystaan xaalado caafimaad xumo iyo duruufo nololeed oo aad u liita. Weriyeyaashaan oo kala ah: Maxamed Bashiir Xaashi ...

Read More »

Qarax ka dhacay isgoyska wadada Taleex ee magaalada Muqdisho + Sawirro

Qarax maanta ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku geeriyooday maamule shirkad qaabilsan duulimaadyada kaddib markii gaarigiisa loogu xiray walxaha qarxa kaasi oo ka dhacay isgoyska Taleex. Maamulaha shirkad lagu magacaabo Dhayman ee duulimaadyada ka shaqeysa ...

Read More »

Ambasadoor Cabdiraxmaan Diinaari “Dadka ku nool Gobolada Dhexe waxaan u hayaa oo Deeqa Caddaalad haddii ay i doortaan”

“Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa ii sheegey in hadii Xal loo helo Gobolada Dhexe Xal loo helyo Dalka oo dhan” Ambasadoor Cabdiraxmaan Nuur Maxamed ( Diinaari) oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweyninimo ee Maamulka loo sameynayo Gobolada ...

Read More »

Kulan looga hadlay Nabadda iyo Horumaka oo ka dhacay degmada Raage Ceelle + Sawirro

Kulan ballaaran oo looga hadlaayay Nabadda iyo horumarka ayaa waxa uu ka dhacay degmada Raage Ceelle ee gobolka Shabeelada dhexe. Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Ururka dhalinyarada Degmada Raage Ceelle, waxaana kazoo qeybgalay Xubno ay ka mid ahaayeen Masuuliyiinta ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga iyo Isbitaalka Ciidamadda Xoogga + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F.Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Isbitalka ciidamadda XDS, waxana kormeerka ku weheliyey Sii-hayaha Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, kuxigeenadiisa iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga S/G Daahir ...

Read More »