Home / Sawirada (page 2)

Sawirada

La soco magacyada iyo tirada xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa liiska magacyada xildhibaannada baarlamanka maamulka Hirshabeelle oo haatan dhismihiisu ka socdo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe. Xildhibaannadan oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanke ee beelaha dega goboladaasi ayaa shalay lagu dhaariyay magaalada Jowhar, kuwaasoo ...

Read More »

Drs Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo ku dhawaaqday in ay tahay musharax u taagan xilka xildhibaanada baarlamaanka cusub + Sawirro

Shirku wuxuu ku saabsanaay taageero ay beesha Cabdalle Sebti siinayeen musharraxnimada xildhibaan Maryam Cariif Qaasim oo mar kale u tartameysa kursig beesha ay ku leedahay Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya. Beesha oo iskugu jirta odayaal dhaqameedyo, ururka haweenka, ururka dhallinyarada, ganacsato, ...

Read More »

Amb. Maxamed Cali Ameeriko: “Waxaan ballan qaadayaa haddii la ii doorto Madaxweyne inaan wax ka qaban doono Amniga iyo Garsoorka”

Ambassador Maxamed Cali Ameeriko ayaa hadalkaasi ka sheegay Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu qabtay magaalladda Muqdisho oo uu kaga dhawaaqay Musharaxnimada Madaxtinimada Soomaaliya ee sanadkan 2016 ilaa 2020. Munaasabadaasi waxaa ka soo qeyb galay xubno ka ...

Read More »

Dufcaddii 16-aad Ee Jaamacadda Muqdisho Oo Loo Sameeyay Xaflad Qiimo Badan Loona Riyaaqay

Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 30/8/2016-ka  waxaa xaflad qalin jibin ah loo sameeyay dufcaddii 16-aad ee ka qalin jabisa Jaamacadda Muqdisho. Ugu horayn waxaa kahadlay guddoomiyaha guddiga sare ee jaamacadda Muqdisho Dr. Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi (Baadiyow) ayaa yiri  maanta ...

Read More »

Shirki Qurbajoogta oo la soo gabagabeeyay “Dowladdu waxay qabatay inta badan howlihii laga sugaayay” + Sawirro

Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay shir ay yeesheen qurbajoogta Soomaaliyeed oo isaga kala yimid qaaradaha caalamka, waxaana kulankaan mudadii uu socday looga hadlay sidii loo xoojin lahaa waxqabadka qurbajoogta, gaar ahaan dib u dhiska dalka iyo taageerada Dowladda xilligeedu ...

Read More »

Wasiiru dowlayaashii dhowaan la magacaabay ee Dowladda Federaalka oo xilka loo dhaariyay + Sawirro

Wasiir Muungaab ayaa waxaa lala dhaariyay Wasiiru dowlaha cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee xaga bey’adaha, oo lagu bedelay booskii uu ka dhintay Burci Xamza. Wasiiru dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka degay magaalada Jigjiga + Sawirro

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa markii ugu horeysay ka degay dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyay dhigiisa Cabdi Maxamuud Cumar (Iley) iyo madax ka tirsan maamulkiisa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la sheegayaa inay ...

Read More »

Shirka Madaxda IGAD oo Addis Ababa ka furmay ‘Khudbadda Madaxweyne Xasan ee doorada dadban’ + Sawirro

Magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya waxaa ka furmay shir degdeg ah oo madaxda Dowladaha IGAD uga arrinsanayaan sidii laga yeeli lahaa xaaladda wadanka K/Suudaan oo wajahaya dagaallo sokeeye oo u dhaxeeya qabiilada, kaddib markii lagu guul darreystay dadaallo la ...

Read More »

Wasiirka Howlaha Guud oo Daah-Furey Shir-weyne lagu soo Bandhigay sharciga Dhismaha Wadooyinka Qaranka.

Kulan wada tashi ah  oo looga hadlayo  Sharciga Dhismaha Wadooyinka  iyo Buundooyinka dalka,  ayna  soo diyaarisay Wasaarada Howlaha Guud, dib u dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya  ayaa si rasmi ah ugu furmay Magaalada Muqdisho . Kulankaasi  oo socon doona muddo Seddex ...

Read More »

Xubno ka tirsan Beelaha Mudolood &Hari daarood oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Nairobi + Sawirro

Kulan Balaaran oo ay yeesheen Beelaha Mudulood iyo Harti darood ayaa ka dhacay magaaladda Nairopi ee wadankaasi keenya,ayna ka qeey  galeen Siyaasiyiin, Waxgarad, Nabadoono, Aqonyahanno Saraakiil iyo Ganacsato iyo Xubno kale ayaa lagu qabtaya Hoteelka New sitiil ee magaaladda Nairopi. ...

Read More »