Home / Sawirada (page 20)

Sawirada

Arrimo xasaasi ah oo looga hadlay shirkii Golaha Ammaanka iyo madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya + Sawirro

Wakiilada Golaha Ammaanka Q/Midoobay ayaa soo bandhigay qorsheyaal ku saabsan xaaladda wadanka Soomaaliya, iyagoona ku booriyay madaxda sare ee Soomaaliya inay qorsheyaashaasi dardar geliyaan. Shirka dhex maray madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiilada 15-ka Dowladood ee rigliga ku ah Qaramada ...

Read More »

Guddi dib u eegaya waxqabadka Wasaaradaha DF oo soo bandhigay waxqabadkooda + Sawirro

Guddi uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed u xilsaaray in ay dib u eegis ku sameeyaan qorshe howleedka Wasaaradaha lixdii bilood ee la soo dhaafay ayaa galabta saxaafada uga warbixiyey halka uu marayo ...

Read More »

Dr. Cali Khaliif Galleyr oo noqday Madaxweynaha Khaatumo State + Sawirro

Gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn waxaa saakay ka dhacday doorasho ay isugu soo baxeen musharaxiin uu ka mid yahay Dr.Cali Khaliif Galayr iyo Indha Shabeele, waxaana doorashadaasi ku guuleystay Dr. Cali Khaliif Galleyr. Doorashada oo aan wareeg labaad yeelan, waxaa ...

Read More »

Ra’iisul Wasaaraha oo ka qayb galey Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka iyo Furitaanka Xarunta Wasaarada Dhalinyarada + Sawirro

Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Dhalinyarada Aduunka 12-ka Ogoosto 2014 iyo Furitaanka Xarunta Wasaarada Dhalinyarada Isboortiga ayaa  lagu qabtey Xaruntaas waxaana ka soo qayb galey Raiisul Wasaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed, Xildhibaano, Wasiiro, Agaasimayaal, Dhalinyaro, Haween iyo Marti sharaf kale iyadoo ...

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, kana warbixiyay safarkiisii Mareykanka + Sawirro

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo uu garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari, Wasiiro, Xildhibaano iyo saraakiil ciidan. Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir jaraa’id ...

Read More »

Munaasabad lagu xusayay Maalinta Dhalinyarada Aduunka oo maanta ka dhacay Muqdisho + Sawirro

Munaasabad lagu xusayay Maalinta Dhalinyarada Aduunka ee 12-Agosto ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo Munaasabadan ay ka qeyb galeen Gudoomiyeyaasha dhalinyarada 17-ka degmo, Fanaaniin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Wada hadalka ...

Read More »

Gudoomiye Muungaab oo si diiran loogu soo dhaweeyey Swedan + Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Stockholm ee caasimadda Dalka Sweden. Guddoomiyaha ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha Arlanda ee magaalada Stockholm ...

Read More »

Gudoomiye Muungaab oo si diiran loogu soo dhaweeyey Swedan + Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Stockholm ee caasimadda Dalka Sweden. Guddoomiyaha ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha Arlanda ee magaalada Stockholm ...

Read More »

Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xakamaynta Hubka Wax-dila + Sawirro

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana Shir Guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed, iyadoo kulanka warbixin ku saabsan xaaladda ammaan ee dalka looga ...

Read More »