Xaaladda magaalada Marka ayaa haawaneysa tan iyo markii ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda ay isaga baxeen magaaladaasi dabayaaqada toddobaadkii aynu soo dhaafnay. Ciidamada huwanta ah ayaa tegay magaalada oo dadkii degenaa intiisa badan ay isaga barakaceen, waxaana hakaday ganacsiga, gaadiidka ...
Read More »Madaxweyne Xasan oo dalka Ruwanda uga qeyb gelaya shirka Midowga Afrika + Sawirro
Magaalada Kigali waxaa ku sii qulqulaya Madaxweynayaasha dalalka Afrika halkaasi oo uu ka furmayo shirweynaha Midowga Afrika maalinta berri ah, iyadoo garoomada dalkaasi ay yihiin kuwo mashquul ah isla markaana lagu soo dhoqeynayo Madax iyo wufuud kala duwan. Madaxweynaha Soomaaliya ...
Read More »Musharax Maxamuud Buule oo Muqdisho kula kulmey xubno ka socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada + Sawirro
Iyadoo Dhawaan uu Booqasho ku tagey Degmada Wanle Weyn ee Gobolka Shabeeladda Musharax Maxamuud Buule Maxamed si uu Taageero uga helo ka mid noqoshada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya 2016 , waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Dadweyne aad u fara badan ...
Read More »Xildhibaano mucaarad ah iyo hoggaamiyeyaal xisbi oo Kampala ku baranaya nidaamka Federaaliisamka + Sawirro
Magaalada Kampala ee wadanka Uganda waxaa ka furmay tababar ku saabsan nidaam afartii sano ee la soo dhaafay lagu maamulayay Dowladda Soomaaliya, kaasi oo sida muuqata aan lagu gaarin rajadii la filayay ee ahayd inay dalka ka dhacdo doorasho qof ...
Read More »Garab ka mid ah ururka suxufiyiinta NUSOJ oo hoggaan cusub doortay + Sawirro
Shirweynihii 4-aad ee ururka saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (Nusoj) ee ka socdey Magaalada Gaal-kacyo ee Gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa maanta galinkii dambe (galabta) waxaa lagu doortey Gudoonkii hogaamin lahaa ururkaasi Seddexda (3) sanno ee soo socota. Doorashadaasi oo aheyd ...
Read More »Danjire Axmed Cabdisalaan oo si rasmi ah u shaaciyey in uu yahay Musharax u Taagan Maamulka Mudug iyo Galgaduud
Waxaa Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweenayay Siyaasi Caan ah Danjire Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan oo isku soo sharaxay Madaxweynaha Maamulka Gobolada Mudug iyi Galgaduud ee Gobolada Dhaxe Soomaaliya. Munaasabada oo aheyd mid ...
Read More »Madaxweyne Xasan: “Shacabka ayaa abaal weyn idin kaga haya howsha aad heysaan” + Sawirro
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku boorriyay dhalinyarada inay kaalin firfircoon ka qaataan mustaqbalka dalka, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, dib u dhiska iyo nabad aslaaxinta. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay kulan ku saabsanaa doorka ...
Read More »Agaasime ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir oo ka badbaaday isku day dil + Sawirro
Agaasimaha waaxda dakhliyadda kala duwan ee Gobolka Md Cabdiraxmaan Muxudiin maxamed ayaa ka badbaaday isku day dil qorsheysan oo u muuqday mid la soo maleegay oo larabay in lagu qaarijityo xili uu galaayay gurigiisa Dilkaasi qorsheysan oo ay kooxo hubeysan ...
Read More »Dowladda Federaalka oo UK ugu mahadcelisay doorkeeda hoggaamineed ee Soomaaliya + Sawirro
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo maanta la kulmay Safiirka UK Mr Neil Wigan ayaa labada mas’uul ay ka wada hadleen xiriirka labada dal, doorka UK ee Soomaaliya iyo sidii Warbaahinta dalka loo horumarin lahaa. ...
Read More »Shiinaha oo lacagtii ugu badneyd gacanta u geliyay Dowladda Soomaaliya + Sawirro
Dowladda Shiinaha ayaa lacagtii ugu badneyd gacanta u gelisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaddib magaalada Muqdisho uu ka dhacay kulan dhex maray Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Soomaaliya. Danjiraha dowladda China u fadhiya Soomaaliya oo ka hadlay goobta ...
Read More »