Home / Sawirada (page 30)

Sawirada

Maamul goboleedka Banadir State oo Muqdisho ku doortay Madaxweyne cusub + Sawirro

Baarlamaanka maamul goboleedka Banadir State ayaa maanta doortay Madaxweyne cusub, kaddib markii ay cod u qaadeen laba musharax oo isku soo taagay jagada Madaxweynaha Dowlad goboleedka Banadir State. Munaasabadaan oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxay xildhibaanada Baarlamaanka Banadir State ...

Read More »

Fadlan caawi hooyo 70-jir ah oo Muqdisho ku xanuunsaneysa + Sawirro

Hooyo Soomaaliyeed oo magaceeda lagu soo gaabiyay Faadumo laguna naaneeso (Qaliif) da’deeduna 70-jir ayaa magaalada Muqdisho waxaa ku heysta xaalad caafimaad darro oo aad u liidata, iyadoo aanay hooyo Faadumo laheen caruur iyo ehel u gurmada wax ka qabashada caafimaadkeeda. ...

Read More »

Diblomaasiyiin da’yar Soomaali ah oo tababar loogu soo gabagabeeyay Turkiga + Sawirro

Agaasinka akadeemiyadda diblomaasiyadda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa maanta u soo gaba-gabeysay tababar diblomaasiyadeed oo loo fidiyay da’yar diblomaasiyiin Soomaali ah oo kala matalayay waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya . Da’yarta ...

Read More »

Maxaabiis burcad badeed ah oo maanta laga dejiyay Puntland + Sawirro

Xubno saraakiil ciidana oo ka tirsan Taliska Ciidanka Astuubta Dowlada Puntland, Madax ka socotay Xafiiska Hay’ada QM u qaabilsan la dagaalanka Burcad badeeda,iyo Muqaabaraadka ee UNODC ayaa ka qeybgalay soo dejinta dhalinyarada loo heysto burcad badeeda ee maanta la keenay. ...

Read More »

Urur ay leeyihiin dhallinyarada Soomaalida Mareykanka oo sheegay inuu kordhinayo ka wacyi gelinta dhallinta fikradaha argagixisanimada

Ururka Dhallinyarada Soomaalida Mareykanka ee lagu magacaabo KA JOOG oo laga asaasay sanadkii 2007-kii magaalada Minneapolis ee gobolka Minisotta ayaa u dabaal degay sanadguuradiisii 7-aad, waxaana halkaasi khudbado kala ka jeediyay xubno ka tirsan ururkaasi. Gabar magaceeda lagu soo gaabiyay ...

Read More »

Shirka dalalka Carabta oo laga soo saaray go’aano hor dhac u ah arrimaha Soomaaliya + Sawirro

Shirka hoggaamiyeyaasha dalalka Carabta ee ka socda wadanka Kuweyd ayaa looga hadlay ajandayaal ku saabsan arrimaha Soomaaliya, iyadoo Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud halkaasi ka jeediyay khudbad ku saabsan xaaladda wadanka. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladiisu la tacaaleyso sidii ...

Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Kampala, kana qeybgalaya shir IGAD uga furmay dalka Uganda + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  caawa soo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Yugandha, waxaana wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ku soo dhoweeyey garoonka madax ka tirsan dawladda Yugandha, Safiirka Soomaaliya u ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhoweeyay dalka Kuweyd + Sawirro

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sii maray dalka Jabuuti ayaa xalay maqribkii ka degay dalka Kuweyd, iyadoo si diiran ay u soo dhoweeyeen madaxda dalkaas. Madaxda Dowladda Kuweyd oo uu ugu horeeyo Boqorka dalkaas, ...

Read More »

Madaxweyne Xasan “Waxaa la joogaa Waqtigii waxqabadka”

Muqdisho, 22 Maarso 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Kalfadhigii 4aad ee Baarlamaanka, isla markaana ka jeediyey Khudbad taariikhi ah oo uu ku yiri xildhibaanada sharafta leh in loo baahanyahay in caqabadaha jira ...

Read More »

Dowladaha Soomaaliya iyo China oo heshiisyo dhinacyo badan kala saxiixday + Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi dalka Kenya waxaa ka dhacay heshiis dhex maray Dowladaha Soomaaliya iyo China, kulankaasi oo ay goob joog ka ahaayeen madax ka kala tirsan labada dowladood. Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Nuur Cali (Ameeriko) ...

Read More »