Home / Sawirada (page 4)

Sawirada

Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira oo War murtiyeed qoto dheer ka soo saaray Doorashada Somaaliya – 2016 + Sawirro

Somaaliya waxay gelaysaa xilli la rabo in laga guuro siyaasad beelaysan loona guuro doorasho iyo dimoqaraadiyad salkeeduna yahay dhaqankeyna suuban iyo diinteyna Islaamka. Waxaan shaki laheyn in dadka Somaaliyeed ubislaadeen nabad iyo dib-uheshiisiin siyaasadeed oo ugogol xaareysa mustaqbalkooda ifaya ee ...

Read More »

Soomaaliya iyo Sweden oo kala saxiixday heshiis dhinacyo badan + Sawirro

Wasiirka Iskaashiga caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ceynte ayaa si aan caadi ahayn loogu soo dhoweeyay dalka Sweden, halkaasi oo kulamo kula yeeshay Wasiiro ka tirsan Dowladda Sweden. Md. Ceynte ayaa ku sheegay bartiisa Facebook-ga inay heshiisyo dhowr ...

Read More »

Madaxweynaha oo kulamo la yeeshay ergooyinka shirka dib u heshiinta Dhuusamareeb + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galguduud ayaa bilaabey kulamo gooni gooni ah oo u la yeelanayo ergooyinka shirka dib u heshiinta ee Dhuusamareeb, si uu xog ogaal ugu noqdo, ...

Read More »

Dowladda Federaalka oo faragelineysa khilaafka ka taagan dhismaha Baarlamaanka Jubaland + Sawirro

Siyaasiyiin badan oo aanan ku qanacsaneyn qaabka soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka KMG ee Jubba, ayaa jira kuwaasi oo ku sugan Gobolka Gedo iyo deeganada kale ee maamulaan Ururka Shabaab. Wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odawaa, ...

Read More »

Madaxweynaha oo la kulmey wakiillada dadka naafada + Sawirro

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wakiillo ka socda una ololeeya sugidda xuquuqda dadka naafada ah. Xubnahaas oo isugu jiray aqoonyahanno iyo shaqaale hey’ado kala duwan, waxay Madaxweynaha u soo bandhigeen baahida ...

Read More »

Shirka looga hadlay Hiigsiga 2016-ka oo lagu qabtay Minneapolis (SAWIRRO)

Shir ay isugu yamaadeen aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ka kala yimid gobollada dalka Maraykanka ayaa shalay ugu soo xirmay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Shirkan oo laba maalmood socday ayaa loogu magac-daray “Gurmad Conference: The Quest for Somali-led processes for 2016 ...

Read More »

Dib u dhis casri ah oo lagu sameeyay safaarada Soomaaliya ee Beljium + Sawirro

Munaasabad lagu soo bandhigayay Dib-u-dhiska balaaran ee lagu sameeyay Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Brussels ee dalka Beljium, isla markaana ay kasoo qeyb galeen diplomaasiyiin aad u fara badan iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada, ayaa maalintii shalay Arbaco, ...

Read More »

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub ee Norway

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub ee Boqortooyada Norway u fadhin doona Soomaalya Mr. Victor Conrad Rønneberg. Madaxweynaha ayaa Boqortooyada Norway uga mahadceliyey talaabada ay danjirahan cusub ugu soo magacawdey ...

Read More »

Nikolos Key: “Waxaan marqaati ka ahay in maamulka G/Banaadir uu qabtay wax cad” (Sawirro)

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaaladda Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa maanta Xafiiskiisa degmada Heliwaa ku qaabilay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nickolas Kay. Gudoomiye Muungaab iyo Kay ayaa ka wada hadlay arimo ...

Read More »