Home / Sawirada (page 5)

Sawirada

Kusimaha Madaxweynaha Somalia oo Muqdisho kala kulmay wafdi ka socday UN-ka Sawirro

Kulanka maanta gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha dalka uu la qaatay xubno ka socday Qaramada Midoobay oo uu hogaaminayo madaxa hay’adda Barnaamijka Horumarintya Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay sidii Qaramada Midoobay ay ...

Read More »

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Masar oo kulan gaar ah yeeshay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Masar Abdel Fattah al-Sisi . Kulankaasi ayaa ugu horeyntii waxaa uu Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa uu Madaxweye Al-Sisi iyo shacabka ...

Read More »

Ra’iisal Wasaare Sharma’arke iyo Wasiiradiisa oo kulan ka yeeshay qorshaha 100-ka maalmood + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa maanta furay kulan ay isugu yimaadeen golaha Wasiirada kaas oo socon doona mudo laba maalin ah, waxaana looga hadlayaa qorshaha mudnaanta koowaad u leh xukuumadda ee 100-ka maalmood soo ...

Read More »

Maareeye: “Geed dheer iyo mid gaabanba waan u fuuleynaa sidii Warbaahinta dalka loo horumarin lahaa.”

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) oo labadan cisho joogey Nairobi ayaa maanta kulamo la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Safiirka Finland iyo Safiirka Japan oo uu kala hadlayey sidii loo horumarin lahaa warbaahinta ...

Read More »

Madaxweyne Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka degay Sharmal Sheeq + Sawirro

Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo kasoo amba baxay caasimadda wadanka ayaa soo gaaray magaalada Sharm Sheik ee dalka Masar waxaana garoonka kusoo dhaweeyay Raisulwasaaraha Masar halkaasoo dowladda Masar ay ku casuuntay shir muhiim ah oo ku saabsan dhaqaalaha dalkan,hirgelinta ...

Read More »

Ra’iisal Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Itoobiya oo markii ugu horeysay kulan yeeshay + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah maanta ku yimid dalka Ethiopia isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Addis Ababa kulan kula qaatray Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Mudane Hailemariam Desalegn iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee ...

Read More »

Marqaati oo qabatay kullan looga hadlayay musuqmaasuqa ka jira Soomaaliya + Sawirro

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan ay soo qabanqaabisay Hay’adda Marqaati, kulankaasi oo ay ka soo qeyb galeen, aqoonyahano, siyaasiyiin, haween iyo bulshada qeybaheeda kala duwan. Kulanka ayaa looga hadlay sidii shacabka Soomaaliyeed ay ula xisaabtami lahaayeen Dowladooda si uu ...

Read More »

Dowladda oo la wareegtay maamul u sameynta G/dhexe + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Wasiir dowlaha xafiiska R.W, Wasiiru dowlaha Amniga, xubno kamid Baarlamanka Soomaaliya iyo ...

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin u diray haweenka Soomaaliyeed + Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud: ‘’Ka Madaxweyne ahaan, waxaa iga go’an inaan meesha ka saarno caqabadaha ka hortaagan in xuquuqdooda laga doodo, wax laga qabto, lana xaqiijiyo in la dhowro xuquuuqdooda, sida sharciga u qabo’’. Muqdisho, 8 Maarso 2015: Munaasabadda Maalinta ...

Read More »