Home / Sawirada (page 54)

Sawirada

Xukuumada oo heshiis la gashay Ahlusunna Koofur Galbeed, maamul KMG ahna u dhistay gobolka Gedo + Sawirro

Iyadoo socdaal mudo labo maalin ah qaatay ay ku yimaadeen magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa waxaa xukuumadu ay heshiis la saxiixatay ururka Ahlusunna Waljamaacah ee ...

Read More »

Wafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibada ee Finland oo booqasha ku yimid dalka Soomaaliya + Sawirro

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Foosiyo Xaaji Aadan iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka Maaliyadda, iyo Qorshaynta, Wasiirka Adeega Bulshada, Wasiirka Khayraadka Dalka iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha ...

Read More »

Ra’iisal Wasaare Saacid oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Jowhar ee xarunta Shabelaha Dhexe + Sawirro

Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe waxaa markii ugu horeysay ka soo degay wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon, iyadoo magaalada Jowhar ay ku soo dhoweeyeen boqolaal dadweynaha Jowhar. Xubnaha Wasiirada ah ee la socda Ra’iisal ...

Read More »

Ra’iisal Wasaaraha oo ka warbixiyay natiijada wadahadaladii Kismaayo + Sawirro

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxa uuna warbaahinta uga warbixiyay natiijada wadahaladii Kismaayo iyo kulamadii kale ee uu ...

Read More »

Kulan lagu Taageerayay Dawladda Federalka Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay. (Sawiro).

Kulan Balaaran oo ay ka qeyb galeen Xiuldhibaano, Siyaasiyiin, aqoonyahano, Odoyasha Dhaqanka  Dhalinyaradda iyo Haweenka ku abtirsade Beesha Cismaan  Maxamuud ayaa lagu qabatay Hotelka Ambasadoor ee magaladda Muqdisho.   Kulankaan oo uu soo qaban qaabiyay Xildhibaan  C/laahi Xaaji Dhayib ayaa ...

Read More »