Home / Social Media / Sports

Sports

Qalab Isboorti oo lagu Wareejiyey Kooxo ka Dhisan Deegaanka CAMAARA

Cayaaraha waxay ka mid yihiin kuwa Bulshada ku dhex abuura isdhexgal, waxayna si gaar ah faraxad iyo reyn reyn geliyaan Dhalinyada sidaa darteed deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug waxaa ka dhiso Koox Isboorti waxaana mar waliba ka dhaca Tartamo Isboorti ...

Read More »

Tababare Giftin oo si rasmi ah uga fariistay Isboortiga + Sawirro

Tababare maxamed Xaaji Giftin waxa uu ka mid yahay tababarayaasha ugu taarikhda dheer oo ay ummadda Soomaaliyeed ku faanto waxaana uu dhalinyaranimadiisa ka mid ahaa kooxaha Kubadda Cagta ee Masar laga qadariyo isagoo ka mid ahaa weraaryahanada Kooxda Kubadda Cagta ...

Read More »

Soomaaliya oo guul ka soo hoysay tartanka caalamiga ah ee ka socda dalka Azerbaijan

Xulka Ciyaartoyda ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga ayaa guul taariikhi ah waxa uu ka soo hooyay tartanka 42-aad ee Chess-ka caalamiga ah oo ka socda magaalada Baku ee wadanka Azerbaijan, kaddib markii ay ka badiyeen ciyaatoy ka socotay ilaa ...

Read More »

Wafdi iyo ciyaartoy ka socota Xiriirka Shataranjiga Somaaliya oo Muqdisho ka ambabaxay

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde International Air Port waxaa maanta ka ambabaxay wafdi iyo ciyaartoy ka tirsan Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya, waxaana wafdiga oo ku sii jeeda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan ay ka qeyb gelayaan tartan caalamiga ah ...

Read More »

K/Simaha Madaxweynaha oo kulan la qaatay ciyaartoy Soomaaliya u mataleysa ciyaaraha caalamiga ah ee Chess-ka

K/Simaha Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay ciyaartoy Soomaaliya u mataleysa ciyaaraha caalamiga ah ee Chess-ka oo ku sii jeeda magaalada Baku ee dalka azerbaijan. Kulankaan oo ...

Read More »

Ciyaartoy ka tirsan Shataranjiga Soomaaliya oo ka qeyb galeysa tartan ka dhacaya dalka Azerbaijan

Magaalada Baku ee wadanka Azerbaijan waxaa bisha Septembar ee sanadkaan ka dhacaya ciyaaraha caalamiga ah Shataranjiga Adduunka, kaasi oo ay ka soo qeyb gelayaan ciyaartoyda Xiriirada Chess-ka 190-dal, waxaana dalalkaasi ka mid ah Soomaaliya. Ciyaarahaan caalamiga ah oo bilaabanaya 11-ka ...

Read More »

Ciyaartooydda Goboladda /Hiiraan & Sh/Dhexe ee ka Qeybgalaya Ciyaaraha G/Dalka oo Xalay loo sameeyay Casuumaad + Sawirro

Kadib markii ay u soo baxeen Ciyaartoyda G/Hiiraan iyo Sh/dhexe Ciyaraha  Semifinalka ayaa waxaa Habiinkii xalay ahaa Magaaladda Muqdisho loogu sameeyay Kooxahaasi ka qeeyb galaayaTartanka  Ciyaraha Goboladda Dalka Casuumaad Casho sharaf ah ka Gadaal markii ay Shalay Galab Ciyaartii ka ...

Read More »

Barnaamij lagu soo nooleeynaayo ciyaaraha, fanka iyo dhaqanka oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

Barnaamijkaan oo lagu soo nooleeyo Farshaxanka,Ciyaaraha iyo Dhaqanka ayaa waxaa lagu daah furay ciyaarta kubadda kolayga ee gabdhaha, waxaana ciyaartii ugu horeysay iskaga hor yimid ama ay u dhaxaysay Degmooyinka Hodon iyo Shibis oo ku cayaaray Garoonka Wiish ee Degmada ...

Read More »

Kooxda I.L.S oo si xarago leh ugu guulaysatay koobka Jen. Daa’uud + Sawirro

Kooxaha kubada kolayga I.L.S iyo Heegan ayaa galabta ku kulmay Garoonka Wiish kulanki ugu dambeeyay koobka kubada kolayga Jen.Daa’uud, waxaana ciyaartan u soo daawasho tagay Masuuliyiin ka soctay wasaarada dhalinyarada iyo isboortiga, guddiga Olombiakda Soomaaliyeed, Madax ka soctay xiriirada ciyraatoy ...

Read More »

Arsenal oo guul taariikhi ah ka gaartay ciyaartii ay la yeelatay Liverpool + Sawirro

Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa guul raaxo leh ka gaartay ciyaar ka tirsan horyaalka Premier League, waxaana ay uga adkaatay 4-1, iyadoo gashay kaalinta labaad ee horyaalka Ingiriiska. Gunners ayaa saddex gool wada dhaliysay qeybtii hore, waxaana goolka hore u ...

Read More »