Home / Social Media / Sports (page 10)

Sports

Kooxda K/Koleyga ILS oo ka qeyb galeysa tartanka kooxaha Horyaada Bariga Afrika‏ + Sawirro

Magaalada Mombasa ee wadanka Kenya waxaa ka socda tartan xiiso leh oo loogu magac daray “Tartanka horyaalada kooxaha K/Koleyga Bariga Afrika” waxaana dalka Soomaaliya uga qeyb gelaya ilaa shan ciyaartoy oo laga soo xulay kooxda K/Koleyga ILS, iyadoo ay ka ...

Read More »

Hordhaca kulanka kala baxa ah Arsenal iyo Besiktas, Gunners oo guul u baahan‏

Arsenal ayaa caawa garoonkeeda Emirates kusoo dhaweyn doonta kooxda Turkiga ka socota ee Besiktas kulanka lugta labaad kulamada kala baxa ah ee loogu soo baxayo wareega groupyada tartanka Champions League. Arsenal vs Besikstas Garoonka: Emirates Stadium Waqtiga: 9:45 Habeenimo Xiliga ...

Read More »

Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Gacanta oo ciyaartooy kala duwan u sameeyay Xaflad Sagootin ah + Sawiro

Xafladan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa Maanta ka dhcaday Xarunta Gos iyadoo lagu sagooyinayay Ciyaartoyda Xulka Qaranka kubadda Gacanta oo Wiilal iyo Gabdho isugu jira kuwaa oo ka qaybgalaya ciyaaraha africa challange cuboo dalka Ethioia ...

Read More »

Guddoomiye Wataac: “Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya guul ayuu ka soo hooyay shirweynaha Chess-ka adduunka ee ka dhacay Toromso-Norway ka dhacay”

Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya Md. Axmed Cabdi Wataac oo dhowaan dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka warbixiyay shirweynihii caalamiga ah ee lagu dooranayay Madaxweynaha Chess-ka Adduunka ee ka dhacay dalka Norway magaaladiisa Toromso. Waxa uu sheegay Guddoomiyaha Xiriirka Shataranjiga ...

Read More »

Qabanqaabada tartamadii Sportiga bisha November ee Atlan oo bilowday + Sawirro

Ka qeyb galka Isboortiga waxa laga hela caafimaad taam ah, waxa mar kastaba lagu abaabiyaa dhalaanka soo koraaya, waxa laga helaa sumcad oo aan waligaa kaa hareynin, waxa uu horseedaa is dhexgal, waxaana laga bartaa is maqal iyo kala dambeyn. ...

Read More »

£100million oo lagu kharaj gareynayo ciyaaryahanka Di Maria

Di Maria ayaa lagu kharaj gareynayaa lacag dhan £100million, kaddib markii uu sidaasi ku dhawaaqay maamulka kooxda Manchester United kahor inta aanu xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartioyda. Van Gaal ayaa u heelan inuu Man united ku soo daro ciyaartoy heer ...

Read More »

Tartankii Olympikada ee Nanjing oo xaflad layaab leh lagu furay (Sawiro)

Tartankii 2-aad ee (Youth Olympic Games) ayaa si rasmiya uga bilowdey magaalada  Nanjing iyadoo in kabadan 3,700 tartamayaal ay halkaasi goob-joog ka ahaayeen. Xafladii furitaanka ee tartankaasi Nanjing,ayaa si weyn usoo jiidatay dhamaan daawadayaashii halkaasi joogey iyo malaayiinta Tv-yada kala ...

Read More »

Naadiga Dekedaha oo qado sharaf ku maamuustay isbedelka cusub ee dhinaca maamulka + sawiro

Naadiga heerka koobaad ee Dekedda Muqdisho ayaa sameysatey qado sharaf ay ka qeybgaleen ciyaartoyda, maamulka, tababarayaasha, taageerayaal  iyo xubno katirsan madaxda xiriirka   cagta,iyadoo qado sharaftaasi oo ka dhacdey Liido Sea Food lagu muujinayey isbedelka lagu sameeyay hogaanka maamulka naadigaasi. Qado ...

Read More »

Mo Farah oo mar kale ku guuleystay orodka 10-ka Kun

Orodyahanka Moxamed Faarax (Mo Farah) oo haysta dhalashada dalka Ingiriiska haseyeeshee asalkiisu uu Soomaali yahay, ayaa mar kale ku guulestey tartanka orodka ee 10-ka kun ee mitir. Mo ayaa ayaa kaalinta koowaad ka galay tartanka ciyaaradaha fudud ee Yurub oo ...

Read More »

Madaxa GOS ee tartanka Olombikada aduunka ee Nanjing oo si diiran loogu soo dhoweeyey China + Sawiro

Waxaa magaalada Beijing ee dalka China gaaray wakiilka carabta iyo qaaradda Aasiya u qaabilsan guddiga Olombikada qaranka Soomaaliya ee GOS Macalin Cumar C/qaadir Baarajab,isagoo halkaasi si weyn loogu soo dhoweeyay. baarajab oo u waramay Nocsom.com ayaa sheegay in gudiga qaban ...

Read More »