Home / Social Media / Sports (page 2)

Sports

Real Madrid oo heshiis la gashay Danilo Luiz da Silva

Ciyaaryahanka Danilo Luiz da SilvReal Madrid ayaa ku guuleysatay in ay ka dul qaado Barcelona iyo Man United saxiixa Danilo Luiz da Silva oo garabka uga ciyaara kooxda FC Porto ee horyaalka Portugal. Laacibkaan oo Real u imaanaya xilli ciyaareedka ...

Read More »

Wenger: “Gool Banaanka Champions League-ga hala baabi’iyo”

Tababaraha Arsenal, Arsene Wenger ayaa ku baaqay in meesha laga saaro sharciga Gool Banaanka ee Champions League-ga. Gunners iyo Chelsea labaduba waxaa Champions League-ga looga soo ciribtiray Gool Banaan wareegiisa 16-ka kulamadii ay la kala ciyaareen Monoco iyo Paris Saint-Germain. ...

Read More »

Kooxaha IlS iyo Dekadda oo isaga hor imaanaya garoonka Wiish

Ciyaartaan caawa ka dhici doonta garoonka Wiish waxa ay ka tirsan tahay wareega labaad ee koobka kubadda kolayga Ganaar Daa’uud wax ayna u dhaxeeysaa kooxaha kala ah Dekadda iyo Ils. Labadaan koox horay ayay isku soo arkayn iyaga wajijigii hore ...

Read More »

Xavi Hernández Oo Dhigay Rikoor cusub

Taariikhdu markay ahayd Agust 18, 1998, ciyaaryahanka khadka dhexe ah ididiilo dhalinyarada uu u saftay kooxda ugu horeysay ee kooxda koowaad ee Barcelona. Waxa ay ahayd lugta hore ee Spanish Super Cup kooxda Mallorca Sitjar Lluís in Xavi Hernández wuxuu ...

Read More »

Al-Shabaab oo weerartay guriga Guddoomiyaha Isboortiga Degmada Jalalaqsi + Dhageyso

Guddoomiyaha Isboortiga degmada Jalalaqsi Saleemaan Maxamuud Gaabow ayaa ka badbaaday weerar lagu soo qaaday gurigiisa, inkasta oo weerarkaasi uu geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Weerarkaasi waxaa ku geeriyooday mid ka mid ah ilaalada guriga Guddoomiyaha, waxaana ku dhaawacmay ...

Read More »

Madaxweyne GAAS oo Kismaayo kula kulmey Bahda Sportiga jubaland marti-qaadna u fidiyey +SAWIRO

Maamulka cayaaraha ee dowlad goboleedka Jubaland State oo uu hogaaminayo Wasiirka arimaha Bulshada ee Jubaland Macalin Maxamed ayaa waxaa ay kulan kula yeesheen gudaha xarunta madaxtooyada Kismaayo Wafdigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas,iyagoo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca Cayaaraha ...

Read More »

Madaxweynaha Jubaland oo u soo jeestay dardar gelinta Sportiga H/hoose + Sawirro

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland State Axmed Maxamed Islaam (Axmed-Madoobe) ayaa u muuqda mid iminka usoo jeestay dar-dar gelinta iyo Horumarinta Cayaaraha deegaanada maamulkaasi gaar ahaan Jubadda hoose,markii todobaad gudihiis labo jeer kulamo la qaatay Bahda Sportiga ugu caansan Jubooyinka. Gudiyada Cayaaraha ...

Read More »

Maxaad ka ogtahay 10-ka xiddig ee ugu taajirsan kubada cagta 2015?!!

Ciyaaryahanka Real Madrid Ronaldo oo sanadkan noqday xiddiga ugu fiican Adduunka ayaa ah sidoo kale ciyaaryahanka ugu taajirsan xiddigaha kubada cagta, Goal.com ayaa sameysay qiimeyntan,waxaana halkan idinku soo gudbineynaa 10-ka ciyaaryahan ee ugu taajirsan kubada cagta sanadka 2015. Cristiano Ronaldo ...

Read More »

Qof Taageere Isboorti oo lagu dilay garoonka Banadir Stadium

Garoonka K/Cagta Banadir Stadium waxaa markii ugu horeysay tan iyo markii dib u habeynta lagu sameeyay ka dhacay dil, kaddib markii qof bastoolad ku hubeysan uu gudaha garoonkaasi ku toogtay mid ka mid ah taageerayaasha daawanayay ciyaar xiiso leh oo ...

Read More »