Home / Social Media / Sports (page 20)

Sports

La ligaha Horyaalka Spain 2013-2014 oo Xili Ciyaaredkaan 3 xagal Noqday

Waxaa Lagu Jiraa Lugtii 2 ee Horyaalka La ligaha Spain 2013-2014 waxaan horyaalku Xili ciyaareedkaan isku  badalay 3 Xagal ka dib Markii 2 koox ee horew ugu loolami Jiray Hanashada Horyaalka ay ku soo biirtay Kooxda Atletico Madrid oo Dab ...

Read More »

Xulka Soomaaliya oo wacdaro dhigay taageerayaasha Ruushka oo u sacbiyay + Sawirro

Xulka Somalia ayaa galabta ciyaaray kulankiisii 2-aad ee ciyaaraha Koobka Aduunka ee xeego-barafka oo la yeesheen dalka Japan waxayna soo bandhigeen ciyaar ka fiicnayd midii shalay iyagoo aad u dhimay goolashii shalay looga badiyay. Kulankan ayaa looga badiyay 12-0 balse ...

Read More »

Falanqeynta kulanka xiisaha badan ee Super Sunday Tottenham iyo Man City

Kulan xiiso badan oo isha lagu wado haayo laguna magacaabo Super Sunday ayaa ayaa caawa dhax mari doona kooxaha Tottenham iyo Man Cityiyadoo kulanka xiisaha uu leeyahay ay tahay taakadi xalay loo dhigay Arsenal oo Man City dooneyso iney ka ...

Read More »

Soomaaliya oo bilowday u diyaar garowga cayaaraha Rio 2016 iyo tartanka Dhalinyarada Afrika 2015

XiriirkaSoomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa bilaabay u diyaar garowga qeybta kubada cagta ee tartanka Olombikada aduunka ee lagu qabanayo Magaalada Rio De Janerio ee dalka Brazil sanadka 2016-ka iyo sidoo kale tartanka dhalinyarada Afrika ee ka dhacaya Dalka Senegal 2015-ka. ...

Read More »

Wenger oo u dhow inuu soo qaato Henry-ga cusub ee Shcalke Julian Draxler‏

Macalin Wenger ayaa u dhow inuu soo qaato xidiga kooxda Schalke ee garabka ka ciyaara Julian Draxler kaasoo lagu qiimeeyay 35 milyan balse uu ku rabo inuu ku soo dhameeyo 30 milyan arintiisa islamarkaana uu  dhigto Henry cusub  kooxda Gunners ...

Read More »

Horyaalka Soomaaliya: Suuqa kala iibsiga xilliga dhexe oo xirmaya 10-ka Febraayo

Iyadoo lugta hore ee horyaalka kubada cagta Soomaaliya ee Nation Link Telecom Championship lagu wado inay soo gabagabgowdo 4-ta bisha Febraayo ee sanadkan, qorshaha xiriirkuna uu yahay in si dhaqso ah lugta labaad u bilaabato ugu badbaan todobaad kaddib ayaa ...

Read More »

Kooxo Soomaali ah oo ka qeyb gelaya tartan Sport oo ka dhacaya Sacuudiga + Sawirro

Xaflad Balaaran oo ay isugu yimaadeen dhamaan Bahda Isboortiga magaalada Jeddah iyo Gudoomiyaasha kooxaha ka qeyb galaya tartanka cusub ee loo magac baxay KOOBKA MADAXWEYNAHA ayaa xalay ka dhacday garoonka AL-TARAJI ee xaafada Sharafiyah, tartankaasi oo ay qaban qaabiyeen guddiga ...

Read More »

Horyaalka Soomaaliya: Ganaax iyo digniino lasoo saaray

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta soo saaray wareegtooyin kala duwan oo xambaarsan ganaax la dul dhigay mid ka mida naadiyada heerka 1-aad ee ka qeyb galaya horyaalka Nation Link Telecom championship, halka mid ka mida macalimiinta naadiyada iyo ...

Read More »

Garsoore Hore Shuuriye oo dhanka macalinimada u wareegsanaya + Sawirro

Garsoore hore oo heer Caalami Cabdiraxmaan Cabdi Cumar (Shuuriye) ayaa maanta oo khamiis ah shaaca ka qaaday in uu qorsheynayo in uu isu badalo macalin dhanka garsoorka ah si uu gacan uga geysto wax barida dhalinyarada Soomaaliyeed ee jecel inay ...

Read More »

Xidigii Jeenyo Faarax Odey oo Muqdisho soo gaaray Qalabna ku wareejiyey XSKK + Sawiro

Iyadoo xidigihii hore ee ciyaaraha dalka Soomaaliya caanka ka ahaa ay iminka qaarkood dalka dib ugu soo laabanayaan,ayaa waxaa iminka soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka,ciyaaryahankii hore ee naadigii Jeenyo iyo Xulka kubadda koleyga Faarax Jaamac Nuur (Faarax Odey) ...

Read More »