Home / Social Media / Sports (page 30)

Sports

Mo Farah oo ku guuleystay orodka 10,000m ee Moscow

Ciyaaryahanka orodka dheer ee asalkiisa u dhashay wadanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Mo Farah ayaa ku guuleystay tartanka ciyaaraha fudud isagoo ku guuleystay orodka 10,000m, waxaana tartankaasi Mo Farah uu ka dhigay fantasiyo layaab leh oo uu ugu dabaal degayo ...

Read More »

Saddex ciyaaryahan oo isugu soo haray abaal marinta ay bixiso UEFA

Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyoFranck Ribery ayaa lagu dhawaaqay in ay isugu soo hareen tartanka abaalmarinta qaarada yurub ee UEFA’s Best Player. Qofka guuleysanaya ayaa waxaa ucodeyn doona saxafiyiinta inta lagu guda jiro qori tuurka guruubyada Champions League oo magaalada ...

Read More »

Kooxaha doon doonaya ciyaaryahanka Luka Modric oo sii kordhaya

Arsenal ayaa eegeysa in ay qiimo fiican uquurto sidii ay magaalada London ugu soo celin laheyd xidigii hore ee Tottenham Hotspur, Luka Modric. Tababare Wenger ayaan ilaa hada wax ciyaariyahan soo iibsan waxaana uu isku dayay in uu soo qaato ...

Read More »

MO Farah oo la tartami doona Usain Bolt

Orodyahanka haysta biladagha 10000 iyo 5000m ee Olimbikada dunida isla markaana ka soo jeeda jinsiyadda Soomaaliyeed Maxamed Faarax ayaa orod aan wali dhererkiisa la shaacin balse la filayo in uu noqon doono 600 ilaa 800m kula tartami doona orodyahanka dunida ...

Read More »

Jaaliyadda Soomaalida oo magaalada London ka furmay tartan lagu magacaabo Beder

Waxaa magaalada London gaar ahaan koofur galbeed london xaafada lagu magacaabo Streatham lagu qabtay koob aanan noociisa horay eysan u soo qaban qaabin soomaalida guud ahaan koobkaan ayaa ahaa mid lagu weyneenayay laguna barayay muhiimada ey u leedahay umada soomaaliyeed ...

Read More »

Tartan ciyaareedka Ramadaanka oo ka furmay magaalada Atlanta ee wadanka Mareykanka + Sawirro

Waxaa dhawaan Magaaladda Atlanta ee cariga Mareykanka ka furmay Tartan Kubadda cagta ah oo ay soo qabanqaabiyeen Gudiga Isboortiga iyo Dhaqanka iyo Dhalinyaro aqoonyahano ah oo la doonaayo in lagu barbaariyo lana baro sida loo abaabulo Isboortiga noocyadiisa kala duwan,waxaana ...

Read More »

X/S/K/Cagta Oo Sheegay In Helitaanka Garoon Heer Caalami Ah Ay Is Badal Ku Yeelan Doonto Tayada Ciyaartoyda”Sawirro”

Waaxda farsamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa sheegtay in xiriirku aad ugu rajo weynyahay in is badal weyn uu ku imaan doono cayaartoyda Soomaaliyeed gaar ahaana dhinacyada xirfada, farsamada iyo qaab ciyaareedkooda, hadii horyaalka dalka lagu cayaaro garoon ...

Read More »