Home / Social Media / Sports (page 37)

Sports

Real Madrid oo ka badisay Calatasaray wareegga 8-da Champions League

Kooxda Real Madrid aya waxa ay gurigeeda ku marti galisay kooxda reer Turky ee Calatasaray, ciyaar ka tirsan wareega 8-da ee  Champions League, iyadoona kooxda Madrid ay si fudud ku dhaaftay kooxda Calatasaray. Ciyaarta ayaa qeybteedi hore waxaa aad u ...

Read More »

Aktarka Shah Rukh Khan oo furay tartanka Indian Premier League

Jilaaga shirkada Bollywood-ka Shah Rukh Khan ayaa lagu sharfay in uu furo tartanka Indian Premier League (IPL) kaas oo lagu qabanayo magaalada bariga India ku taala ee Calcutta. 9-koxood ayaa ciyaari doonta tartankaan oo ay ku tartamaan kooxaha ugu qanisan ...

Read More »

Musharaxa Gudoomiyaha X/K/Koleyga C/laahi Cadaani oo balanqaadyo badan u sameeyey kooxaha

Jiritaanka gudoonka xiriirka kubadda koleyga ayaa ku eg bartamaha bishan April,iyadoo kadib la qabanayo doorasho gudoon cusub oo uu yeesho XKK,ayaa waxaa iminka soo baxaya Musharixiin dooneysa inay qabato jagada ugu sareysa XKK. C/laahi Axmed Nuur (Cadaani) oo kamid ahaa ...

Read More »

Roberto Mancini oo guul darro qirtay

Tababaraha kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa qiray in uu dhamaaday loolankii horyaalka Ingriiska isagoo aaminsan in kooxda ay dariska yihiin ee United in ay hanatay horyaalka . Mancini ayaa usheegay Daily Star in ay adag tahay in 6 jeer ...

Read More »

Laacibka Messi Oo Rikoor cusub Dhigay

Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa xalay bar baro la dhaafi weysay kooxda Celta Vigo iyadoona ciyaartooda ay ku soo idlaatay 2-2. Xidigaha Barcelona ayaa hadafkoodu ahaa in xidiga aduunka iyo xulka Argentina Lional Messi uu jabiyo rikoorka gool dhalinta, ...

Read More »

Taariikhda ciyaariyahan Cristiano Ronaldo ( Q.3aad)

Kulanti wacan markale asxaabey meel kasta oo aad joogtaan kuna soo dhowaada qeybtii sadexaad ee taariikhda xidiga Real Madrid Cristiano Ronaldo Waayihiisa Real Madrid 26-kii june ayey kooxda Real Madrid ku dhawaaqday in ay sitoos ah ula soo saxiiatay laacibkii ...

Read More »