Home / Social Media / Sports (page 4)

Sports

Ivory Coast oo qaaday koobka qaramada Afrika

Xulka Ivory Coast ayaa ku guuleystay koobka Qaramada Afrika, kaddib markii ay gool ku laad uga badiyeen xulka Ghana. Ivory Coast ayaa ku badisay 9-8 gool ku laad, waxaana goolka guusha u dhaliyay goolhayahooda Boubacar Barry. Waa markii labaad oo ...

Read More »

Tartanka ciyaaraha kubadda Kolayga ee koobka Jeneraal Daa’uud oo caawa ka furmay Muqdisho

Garoonka kubbada koleyga Aadan Xaaji Yeberoow Wiish ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa caawa ka furmay koobka Jeneraal Daa’uud, oo 24-sano kadib xilli habeen ah la ciyaarayo. Tartanka caawa waxaa daah furay kooxaha kubadda kolayga ee Heegan iyo Plasma, waxaana furitaanka ...

Read More »

Jose Mourinho oo difaacay qalad uu xalay galay Diego Costa

Jose Mourinho macalinka kooxda Chelsea ayaa waxaa uu aad u difaacey weeraryahankiisa Diego Costa o qaladaad badan kulankii xlaay ay la ciyaarayeen kooxda Liverpool sameyey. Costa ayaa waxaa uu xalay sameyey qalad u muuqdey ula kac oo uu kula dhaqaaqey ...

Read More »

Cayaaryahano Daacish ku biiray+ Sawiro

Sida Maanta lagu daabacay Wargeyska Daily Mail waxaa la ogaaday in 5 Cayaaryahan oo loo tababarayey in ay dheelaan Kubada Cagta ila markaana kutababaranayey Bariga Magaalada London ay gaareen dalka Syria isla markaana ay kubiireen Jabhada Jihaad doonka ah ee ...

Read More »

Falanqeynta kulanka xiisaha badan ee Copa Del Rey Barca vs Atl Madrid‏

Kooxda Barcelona ayaa mar kale caawa soo dhaweyn doonta kooxda Atl Madrid kulan ka tirsan koobka Spain ee Cop Del Rey lugtiisa hore ee Semifinalka waxayna kooxda Barca ay dooneysaa in guul ay ku gaarto garoonkeeda Camp Nou. Barca ayaa ...

Read More »

Gabdho K/Koleyga ah kana qeyb gelaya ciyaaraha Carabta iyo Afrika oo Muqdisho laga xulayo

Xoghayaha xiriirka K/Koleyga Cabdi Cabdulle Baasaale ayaa ka warbixiyay tartan lagu xulayo gabdhaha K/Koleyga oo ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo gabdhihii ku guuleysta ay ka qeyb gelayaan ciyaaraha K/Koleyga oo ka dhacaya magaalada Doxa ee dalka Qadar. Tartankaan oo ...

Read More »

Hordhaca kulanka xiisaha badan ee Man City iyo Arsenal

Manchester City ayaa soo dhaweyn doonta caawa halka saac xiliga geeska Afrika kooxda Arsenal kulan xiiso badan oo xamaasad gaar ah leh oo ka tirsan EPL-ka ayaa ka dhici doona garoonka Etihad Stadium ee magaalada Manchester. City ayaa dooneysa iney ...

Read More »

Tartamada ciyaaraha qaramada Afrika oo si rasmi ah u bilowday

Tartanka ciyaaraha qaaradda Afrika ayaa si rasmi ah uga bilowday dalka Equatorial Guinea, iyadoo ay soo xaadireen dhammaanba kooxaha ka qeyb qaadanaya tartankaasi. Dalka Equatorial Guinea oo ah dal yar balse qani ah ayaa waxaa soo wajahay culeys dhinaca marti ...

Read More »

Mahad Tagoow: “Kama caajisi doono inaan soo kaalmeyno bahdii sportiga ee dhibaatadu heyso” dhegeyso + Sawiro

Inta badan Bur burkii iyo dagaaladii sokeeye ee ka dhacay dalka wuxuu sababay in bulshadii dhaxalgalka ahayd ay dalka isaga baxaan,iyadoo ugu yaraan raadiyey nabad iyo ineey nolol xoogaa dhaanta midii lagu jirey xiligaa ay helaan,waxaana dadka dibadda aaday kamid ...

Read More »

Shirka Guddiga Fulinta Gos oo Muqdisho ka dhacay + Sawirro

Guddiga fulinta Gos oo ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, shirkan oo ah mid sanadkiiba afar jeer la qabto ayaa looga hadlay arimo badan oo ay ka mid ahaayeen , warbixinadii iyo waxqabadki sanadki la soo dhaafay iyo qodobo ...

Read More »