Home / Social Media / Sports (page 5)

Sports

Ronaldo Oo markii 3aad ku guuleystay Abaal Marinta FIFA Ballon D’or

Laacibka reer Bortugal ee Cristiano Ronaldo ayaa markii saddexaad ku guuleystay abaal marinta ugu qaalisan K/Cagta ee FIFA Ballon D’or. Cristiano Ronaldo ayuu sanadkii 2014 u ahaa sanadkii noloshiisa ugu fiicanaa,wuxuuna ku jiray waqtigii waayihiisa ciyaareed ugu fiicnaa.Ronaldo oo kooxdiisa ...

Read More »

Ciyaaryahan ka tirsanaa xulka Qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyooday

Isbitaalka Damey ee magaalada Muqdisho waxaa shalay ku geeiyooday ciyaaryahan ka tirsanaa xulka Qaranka Soomaaliya oo lagu magacaabo Axmed Qaldaan, kaasi oo maalmihii la soo dhaafay la dabiibayay xaaladiisa caafimaad. Allaha u naxariistee geerida Axmed Qaldaan waxaa xaqiijiyay Xaaji Colow ...

Read More »

La soco xiliyada iyo Saacadaha Maanta la ciyaarayo Horyaalka Premier League

Galabta iyo caawa waxaa la ciyaarayaa kulamo xiiso badan oo ku tirsan Horyaalka Premier League dalka England waxaana Cayaarahaan intooda badan ay dhici doonaan Galabnimada Saacada Muqdisho. Cayaaraha dhici doona oo ah kuwo aad u xiiso badan ayaa kooxohu waxay ...

Read More »

Ha cuuryaamin Ciyaartooyga K/Cagta, fursad sii berrina ku faan!! (Warbixin)

MUQDISHO: Waxaa Marag ma doonto ah in Isboortiga dalkeena uu ku talaabsanayo horumar dhinacyo kala duwan haba ugu badnaato dadaaladii horumarineed ee baaxadda leh ee ka muuqata Kubadda Cagta dalkeena. Waxaa dayactir lagu sameeyay garoonkii Kubadda Cagta ee Banadir (Conis ...

Read More »

Tartan K/Cagta ah oo ka dhacay degmada Kaaraan + Sawirro

Garoonka K/Cagta ee Degmada Kaaraan waxaa lagu soo gabagabeeyay tartan Isboorti oo dhex maray kooxo ka socday waaxyaha degmadaasi ay ka kooban tahay, iyadoo mudadii uu socday tartankaasi lagu soo bandhigay qaab ciyaareed ay aad ula dhaceen daawadayaasha. Munaasabadda gabagabada ...

Read More »

Horyaalkii 15-aad ee wiilasha Kubadda Gacanta oo Muqdisho lagu soo gabo-gabeeyay (Sawiro+Dhegeyso)

Waxaa lagu soo gebagebeeyay Garoonka Kubadda Kolayga wiish Stadium (Ex-Luujino) Degmada C/Casiis ee gobolka banaadir Horyaalkii 15aad ee Wiilasha Kubadda Gacanta Soomaaliya kaasi oo ay ka qeybgaleen ilaa 7 kooxood heerka kooobaad ah. Horyaalka oo kulamadiisa labada is-arag horey loo ...

Read More »

Tartanka koobka qaramada Afrika oo laga saaray ciyaaryahanka Demba

Xiriirka K/Cagta Afrika iyo kan FIFA ayaa tartanka qaramada Afrika waxay ka reebeen ciyaaryahanka caalamiga ah ee Besiktas Demba, kaddib markii lagu soo eedeeyay dembiyo kala duwan, kuwaasi oo la xariira xirfadiisa Isboorti. Amarkaan la dul dhigay ciyaaryahan Demba laguma ...

Read More »

Soomaalida qurba joota ah oo Amsterdam ku soo gabagabeysay tartanka ciyaaraha Futsal-ka + Sawirro

Magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Ciyaaraha Soomaalida ee HIRDA Amsterdam Futsal Tournament, kaasi oo sanadkiiba mar lagu qabto dalka Holland, iyadoona sanadkan lagu xusayo 10-sano guurada kasoo wareegatay xilligii la aas-aasay qabashada Ciyaaraha HIRDA AFT. Tartanka ...

Read More »

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shir-sanadeedkii ANOCA Zone V oo Sudan ka dhacay + sawiro

Waxaa magaalada Khartuom ee caasimadda dalka Sudan lagu soo gabo-gabeeyey shir-sanadeedkii ANOCA Zone V kaasii oo maalmihii ugu danbeeyay halkaasi ka socodey ayna goob-joog ka ahaayeen dhamaan dalalka xubnaha ka ah ANOCA Zone V oo Soomaaliya kamid tahay. Shirweynaha ayaa ...

Read More »

GOS oo Inj. Axmed Kirish gudoonsiisey Biladda sanadka 2014 ee (IOC -Trophy) + Sawirro

Xaflad balaaran oo abaal-marinta sanadka 2014 lagu gudoonsiinayey Shaqsiga wax wanagsan ka qabtay dhaq dhaqaaqa Isboortiga ee dalka ayaa waxaa lagu qabtay gudaha garoonka Wiish ex-Lugino degmada C/casiis ee Muqdisho. Xafladda oo ay soo agaasimeen Gudiga Olympikada Soomaaliya ayaa lagu ...

Read More »