Home / Faallo

Faallo

Siyaasiinta xil doonka ah “Ar Fahad Yaasiin ha la iigeeyo”

Siyaasi kasta markii uu doonayo inuu qabto xil waxaa lagama maarmaan ah inuu helo koox kala shaqaysa sidii uu ku hanan lahaa xilka uu raadin, kooxdaas waxay ahaan karaan Xisbi siyaasadeed, Urur diimeed, Ganacsato, Siyaasiyiin magac leh ama Ururo Bulsho, ...

Read More »

Sababaha ugu waaweyn ee madaxda soomaalidu la fashilmaan

Waxaan ugu horrayn eegaynaa sababaha daakhiliga ah oo labo qaybood kala ah: in laga waayo waxqabadkii laga filayey ama ay balanqaadeen ama masuuliyadooda shaqo ahayd iyo inay galaan gafaf waaweyn oo aan meekhaankooda u qalmin ama aan marna laga filaneyn. ...

Read More »

Qiimeynta Musharaxiinta Madaxweynaha

Iyadoo Maalinta Arbacada Bisha tahay 8-2-217 la dooranayo Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaan halkaan idiin ku soo Gudbineynaa  Qiimeyn aan u sameyney Khudbadihii Musharaxiinta iyo sababaha keeney in ay isku soo sharaxnaan. 1-Cumar Cabadirashid Cali Sharmaarke   Sheekadiisa waxay ...

Read More »

Maxaad ka taqaanaa shaqsiyada ganacsade Cali Shiikh Maxamuud..?! (Nin Dulman balse aan waxba dulmin)

Waa nin dulman laakiin aan dulmilow aheyn Cali Shiikh Maxamuud waa Ganacsade caan ah , isla markaana ganacsigiisu gaaray daafaha caalamka sida  Asia iyo Africa. Ganacsadahan ayaa dukaamo waaweyn ku lahaa dalalka South Sudan Tanzaniya Kenya illaa Afrikada dhexe ayaa ...

Read More »

Hadii Jawaari guulaysto, wax ma ka badali karaa tartanka Madaxweynanimo?

Waxaan jeclaystay inaan tacliiq yar ka bixiyo natiijada gudoomiyaha baarlamaanku suurtagalnimada saamaynta ay ku yeelan karto tartanka madaxweynanimada Soomaaliya, anagoo soo qaadanayna tijabooyin soo dhacay, isida uu shakhsiyan wax ka badali karo hanaanka doorashada madaxweynanimda iyo in hadiiba ay jirto ...

Read More »

Xildhibaanimadu xalaal iyo xoog midna kuma xuma!!

Soomaaliya sida badan waxaa la cabsiiyay suntii qabyaaladda, Nebi Muxamada ( SCW ) wuxuu yiri qabyaaladda ka taga waa Qurune. Abwaankii Soomaaliyeed marxuum Cabdulqaadir Xirsi Yamyan wuxuu yiri, Qabiil waa laba erey oo is cuneysa oo kala ah; Qab oo ...

Read More »

XASUUQA AADANAHA, MISE XUQUUQDA AADANAHA!!?

Guud ahaan caalamka waxaa sanadkasta bisha 11-aad 25 keed laga muujiyaa xuska maalmaha loogu tallagalay yareeynta ama joojinta tacadiyada ka dhan ah bani’aadamka, siiba dumarka & cauurta, iyadoo 10 bisha Disembar loo sameeyo munaasabad weyn oo lagu soo gaba gabeeynayo ...

Read More »

M. GHEDI: “Doorashooyinka dadban waxaa loo adeegsanayaa Dollar badan iyo is dirqis”

Waxaan dhashay  horaanta sanadkii 1950s, cimrigaa aan jiro iyo cirrada aan leeyahay doorashadaan kahor ma aanan  arag,  mana  maqal  doorashooyin aanan lahayn xeer loo wada hoggaansan yahay oo wax lagu kala hago iyo xishood  darri gaarsiisan heerka ay mareyso doorashada ...

Read More »

Prof. Yaxye: “Qaraaba salaan iyo deris qooqo qooto ah”

Si aan u ogaado cudurka na haayo ayaan u tagay 11 qooys oo diriskeena ah oo aan uga shakiyay in ay nagu daarteen jirada na heeyso, ayna qaarkood jecel yihiin in aanan ka bogsoon cudarkaa , qaar ayaa gurmadkooda daacadnimo ...

Read More »

FAALLO: Guusha iyo Guuldarada Baarlamaanka

Guuldaradaada oo aad qirato waa geesinimo iyo isku kalsoonaan,  Guuldarada  oo  aad ka dhuumato dafirto oo aad eedeeda cid kale  saartaana waa fulaynio iyo Kalsooni xumo. Qof kasta oo adduunka  korkiisa tartamaa, laba arrimood ayuu mid sugayaa inuu noqdo kan ...

Read More »