Home / Faallo (page 10)

Faallo

Geeridii Shariif Mukhtaar ma Noqon Doontaa Dhamaadkii Taariikhda SYL?!!

Halyeey Weyn Ayaa Ka Dhintey Shacabka Soomaaliyeed, Halyeey Aaney Geeridiisi aan Ilaahey Ugu Baryeyno In Aaney Sabab u Noqan Halmaamidda Taariikhdii (SYL) Iyo Wadaniyaddii Shihiidey (Shuculadii) Hurisey Dhaqdhaqaaqii Gubanimadoonka Geeska Africa 1960. waxaan u maleynayaa in halyeeyadii gobanimadoonka uu ka ...

Read More »

M. GHEDI: “Dilalka iyo deganaansho la’aanta Muqdisho ma siyaasado dahsoon ayaa dambeysa?!!”

Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho, oo tiradiisa lagu qiyaaso ku dhowaad seddex (3) milyan, kana wada kooban dhammaan beelaha Soomaaliyeed, inkastoo loo kala badan yahay, ayaa waxaa soo food-saaray qal-qal iyo nabad-gelyo la’aan, mar kasta ee uu baarlamaanka ...

Read More »

Iska tag Turkiyoow Muqdisho ma aha meel laga macaasho!!

Waxaa sii kordhaya weerarada, qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee lala bar tilmaameedsanayo madaxda, saraakiisha iyo shaqaalaha u soo shaqo tegay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo kalsooni aan si dhab ah looga fiirsan ka helay Dowladda Federaalka Soomaaliya bacdamaa Dowladda iyo shacabka ...

Read More »

M. GHEDI: “Shacabka Soomaaliyeed oo aad uga xumaaday hadal dhowaan ka soo yeeray Nocholas Kay”‏

Iyadoo horeyba Shacabka Soomaaliyeed intiisa badan, uu shaki uga jiray madax-banaanida Soomaaliya, ayaa waxaa shakigii sii kordhiyay hadal dhowaan ka soo yeeray ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay. Shacabka Soomaaliyeed intiisa badan, wuxuu isku raacsan yahay in uu ...

Read More »

Hoonka baabuurta oo la ogaaday inuu caafimaadka bani’aadamka waxyeelo

Dhawaaqa rasaasta, deryanka madaafiicda, gariirka qaraxyada waa tilmaamo ay caan ku tahay soomaaliya, marka aad dunida kale joogto. Marka aad soomaaliya joogtana magaalada Muqdisho ayaa lagu yaqaan. Haddaba waa qayb ka mid ah sabababaha aan u maleynayo inay ugu wacan ...

Read More »

Soomaaliya iyo sharta Shiicada!!

Ugu horreyn ILAAHAY baa Mahad leh naga dhigay Muslim haddana SUNNI ah,marka xiga waxaan ku Sallinaya Suubanahay (CSW),Asalaamu Calaykum Waraxmatu LLAAHI Wabarakaatuhu. Maadaama aynu joogno Bishii Muxaram oo ah Bisha 1-aad ee Islaamka maalmaheedi ugu horeeyay oo ah Bil ay ...

Read More »

Dowladda Federaalka: “Qeybdiidna jid leh, Gaasna Gar leh” (Nabar kor laga dhayay goormuu bogsanayaa?!!)

Dadaalada lagu doonayo in lagu xaliyo khilaafka u dhaxeeya Dowladda dhexe ee Federaalka iyo maamul goboleedka Puntland oo dhowaan magaalada Garowe ku saxiixday heshiis dhinacyo badan oo labada dhinac ay ku xoojinayaan wada shaqeyntooda, inkasta oo labada dhinac isku af ...

Read More »

Maxaad ka taqaan Qaabka Wada hadalka guuleesta loo galo?!!

Waxaa macquul ah inaad si fudud isu weydiisid Wada hadalku ma shuruud iyo nidaam gaar ah ayuu leeyahay,ma cilmi la bartaaa mise Culuumta dunida lagu hormariyay ayuu Qeyb ka yahay, Xaqiiqse waxaa ah Maalin walba inaad wada hadal gashid, ha ...

Read More »

Waxbarashada Maanta: “Aabbe Jaamacad i gee!!”

Hal mar ayaan Hurada ka soo boodey, markaasaan qalbiga ka iri “Tolow wuxu ma riyaa mise waa Dhab” Markiiba inta aan Indhaha mar marey ayaa Cod hoose ku iri “ Maandhaay maxaa tiri” aniga oo goconaya warkii Hurdada I soo ...

Read More »

SOOMAALIYA: “Dhaawaca gocashada dhiig joojin ha loo raadiyo (Maxaa kala heysta Sheekh Umal iyo qoraaga Cabdi Siciid?!!”

Buugga lagu magacaabo “Xadka ridada maxaa ka run ah?” oo uu soo saaray qoraaga Soomaaliyeed ee Cabdi Siciid Cabdi Ismaaciil ayaa waxaa ka dhashay dood culus kaddib markii uu si kulul uga hadlay Sheekh Maxamed Cabdi Umal xilli uu ku ...

Read More »