Home / Faallo (page 2)

Faallo

Musharaxnimada Madaxweyne Xasan ma dhab baa mise waa dhalanteed?! ‘Qabyo ninkeeda ayaa dhameystira’

Iyadoo dalka uu galay xaalad kala guur siyaasadeed ah isla markaana ay iminka gabagabo marayaan doorashooyinka labada aqal kan sare iyo midka hoose taasi oo Soomaaliya noqoneyso markii ugu horeysay oo xukuumad noocaan ah yeelato. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan ...

Read More »

Xigmadda maanta iyo geeridii hoggamiye Fidel Castro.

Caalamka intiisa badan waxay u aqoonsadeen inuu ahaa Hogaamiye ku xusan Taarikhda dunida ee qarniga 20aad. Madax fara badan oo dunida oo ka hadlay ayaa qiray inuu ahaa hogaamiye caalami ah oo u hiiliya dhaqdhaqaaqyada xaq u dirirka ah ee ...

Read More »

Beelaha Puntland oo ku cibraqaadanaya sabarka Ibraahimada la mahadiyay

Waa beesha cali ibraahim(Reer Biciid yahan) oo kamid ah beelaha soomaalida dhexdeeda ku leh sharafta iyo qadarinta.Beeshu waxay dagtaa si rasmi ah 5 deegaan oo kala ah 1. Gobolka bari dagmooyinka baargaal iyo qardho oo ay wax ka dagaan  dhulkaa ...

Read More »

Faallo:- Soomaalida Ubax Ma lagu Aamini Karaa? (Daawo adigaa yaabi doonee)

Hadaad aragto Howl lagu qabto laab lakac iyo Qorsha la’aan salka ku heysa indha sarcaad iyo Maalintaa ka bariisee dameeraa ku durduriya. wataas lagu qaxweynayo Ubixii lala lahaa wadadaa lagu beeray. Soomaalidu runta ma jecla qofkii sheegana looma waayo dacaayad ...

Read More »

Warbixin ku saabsan qorshe RW Cumar C/rashiid taageero uga raadinayo Imaaraadka Carabta (No More Hawiye)

Waxaa nasiib-darro ah in shaqsiyaad magac weyn ku leh siyaasadda Soomaliya iyo beelo ay weli uga dhegan tahay dhibaatooyinkii qabaa’ilada Soomalida dhex maray 1991-kii inay muddooyinkaan danbe isticmaalaayeen hal-ku dhigyo colaadeed (negative slogans) sida ” NO more ABGAAl” oo micneheedu ...

Read More »

MASHRUUCA WADO XIRISTA MUQDISHO!!

War Ninahow Wixii Hayadaha ahaa ee aan ka qaraaban jirney waa Naga Soo Xirmeen ee Maxaa Talo ah “ kii kalaa inta soo boodey  ayaa yiri Saaxiib anigaa kuu haya meel lacag laga helayo “ inta kor u boodey ayuu ...

Read More »

MARXALADDA MAANTA: Xogta hoose ee Qorraxjoogta iyo Qurbajoogta

Tan iyo markii ay meesha ka baxday Dowladdii Kacaanka AUN Jaalle Maxamed Siyaad Barre waxaa sii kordhayay barakaca shacabka Soomaaliyeed ay uga hayaamayaan dalka si ay u helaan nolol dhaanta midii ay dalkooda uga soo carareen, taasi oo ay barbar ...

Read More »

Waxaan ku dhex jirnaa Fuusto Shidaal ah oo holceysa!!

Araar: Ha u qaadan in aan cid gaar ah u dan leeyahay,waa qoraalo aan soo xigtay si dhalin yarada somaaliyeed ee cumrigoodii lala qeeybsaday, mustaqbalkoodiina la dilay, iyadoo meel kale farta loogu fiiqayo, ay u arkaan wixii ajaanibtu naga qortay ...

Read More »

Muna Axlaa “Diidmada Kor Joogtada Bulshada Rayidka waxaan u arkaa mid lagu Maja xaabinayo Hanaanka Doorashada”

Si loo  ambaqaado iney wax walba kala cadaadaan oo ay Doorashada soo socotaahi u noqoto mid lagu kalsoon yahay oo ay qadariyaan Beesha caalamka iyo Bulshada Rayidka Soomaliyeed ayaa Guddiga doorashadu waxay dhawaan Hortaageen KorJoogto  Bulshadda Raidka kuwaa oo loo ...

Read More »

MAXAAN KA BARANAY CADAADO?

Magaalada Cadaado waxaa labadii cisho ii la soo dhaafay ka socotay doorashada xubnaha aqalka sare u matalaya Maamulka Galmudug ee Cadaado waxaa ay lahayd dareen gooni ah waxa ayna macno siyaasadeed u samayneesay Siyaasadda Soomaaliya iyo doorasha dhawaan filka ah ...

Read More »