Home / Faallo (page 20)

Faallo

WAXAY AHEYD MAALIN MADOOW Maalin Hooyoooyin badan oo Soomaaliyeed ay ooyeen qaarkoodna ay asaay saarteen!!!.

4/10/2011 maalin tallaado ah waxay aheyd maalin aan sina uga goayn quluubta shacabka Soomaaliyeed , waa maalin aan waynay asxaab badan oo qaali ah, waa maalin ay si aad ah u maroora dilaaceen arday badan oo Soomaaliyeed, waxay aheyd maalin ...

Read More »

Fidnada na heysata waa Federaalkaalka!! (Naga raalli ahaada Reer Land)

Dalka Soomaaliya oo ka kooban caasimad iyo 18-Gobol wixii ka dambeeyay xukuumadii AUN Jaalle Maxamed Siyaad Barre waxay ku dhaqmayeen qabiil qabiil, waxaana dhex maray dagaallo faraha looga gubtay haba ugu sii darnaado dagaal mindhicireedkii ka dhacay magaalada Muqdisho oo ...

Read More »

Xildhibaano xagal daaciyay xubin muhiim ah (Faallo)

Xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliyeed Dhamaan waxa ay wakiil ka yihiin umadda Soomaaliyeed, sigaarna Xildhibaan waliba waxa wakiil gaar ah u yahay beeshiisa ileyn awalba awoodda beesha ayuu ku yimid kursiga xildhibaaneed ee uu ku fadhiyo, xubintiisa waxaana soo ...

Read More »

M. GHEDI: “Dowlad wax qabad yar ayaan necbahay laakiin waxaan ka sii nec bahay cidii dooneysa inay dumiso”

Dowladaan rasmiga ah ee uu hoggaamiyo madaxweyne Hasaan Sheikh Mohamoud, markii ay dhalatay aad ayey u candha-weyneyd, sidaas awgeed qof kasta oo Soomaali ah meel kasta dunida haka joogee,  waxay  u cugatey doobte-weyn amba haruub-weyn  candhadaas caanaha badan laga filaayey, ...

Read More »

AMINIGA MUQDISHO, MA DHAGAX BAA LAGU AAMINAY.!!!!!

Magaalada Muqdisho waa Caasimadda Soomaaliya,dadkeeda iyo deegaankeeduna waa mid sii kordhaya ama sii balaaranaya,maalinba maalinta ka danbeysa,taana waxaa sabab u ah dhowr qodob, aanse ka soo qaato labo qodob oo muhiimah,tan koowaad waa xarunta Dowlada Soomaaliya ku shaqeyso islamarkaana ay ...

Read More »

Soomaaliya xagee ku socotaa, Nayroobi shirqool, Kismayo muran, Puntland dacwo, Xasan Shikh Dam jadiid?!!

Waxaa beryahan isa soo tarayo kullama isdaba joog ah oo dalka dibadiisa loogu qabanayo shakhsiyaad ay mar soo martay fursada hogaaminta dalka Soomaaliya laakin intooda badan ku hungoobay maareynta hawlihi loo xilsaaray iyo hawlihi looga fadhiyay in ay si wacan ...

Read More »

M. GHEDI “Heer Puntlan-yow C/raxmaan Faroole ma fayooba ee Faataxo halla saaro”

22-tankii sano ee lagu soo jiray fawdo iyo kala danbeyn la’aan dowladnimo  cidkasta oo Soomali ah,  ayey dhibaato  soo gaartay sida dhimasho, dhaawac, hanti bur bur iyo magac-xumo iwm. Abdirahman Faroole ka hor, siyaasiinta ka soo jeeda deegaanada Puntland, waxay ...

Read More »

Warramaa aan war hayn! “Faallo”

Nin Carab ah ayaa waxaa la dhihi jiray “Mucaydi” dadka ayaa sheegsheega had iyo jeer, magaciisa uun ayaana afka lagu wada hayaa. Ku celcelinta badani dhibkeeda ayey leedehee, ninbaa is yiri ninka sidan loo sheegsheegayo waxa uu yahay ka sargaar ...

Read More »

Soomaali weyneey: Samatar waa kaa!

Nin baa hadda ka hor in SULDAAN laga dhigo ma ahane, wax kale looga maaro waayey. Ninkan oo aan dhaqan, aragti iyo haybad SULDAAN midna lahayn, dhaxal ama dhugmo midna aan ku mudnaan, ayaa rag waa hawl badanyahayee ay u ...

Read More »