Home / Faallo (page 24)

Faallo

Lacagtii Dowladda oo Tabeelayaal u Dhamaatey !!

Anigoo Hormaraya Agagaarka lamabar Afar ayaa waxaan ku leexdey nin aan Dadiisa ku qiyaasey in uu jiro 45 Sanno waxaa markaa ku Mashquulsan yahay Boor halkaa ku yaal oo ku qornaa “Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa  Diwaanka Taariikhda ayaa loo gelinayaa Aqoonsiga ...

Read More »

Dowlada Ingiriiska oo Barbar Dhac ka Dhigtey Muqdisho iyo Hargeysa

Saddex Todobaad baa  laga joogaa markii Dowlada  Ingiriiska Mawaadiniinteeda uga Digtey in tagaan Magaalada Hargeysa iyo Degeenada kale ee Maamulka Soomaaliland taasoo lagu Micneeyey in Deegaanadaas aysan  Amaan ahayn , waxaana taasi si weyn uga Caroodey Mamulka Soomaaliland iyo Shacabka ...

Read More »

Jaamacadihii oo Noqdey Tusbax Go’ay ( Faallo)

Tan iyo markii ay dhaceen Dagaaladii Soomaaliya , ma jirin wax loo Hakadey oo aan ka ahayn Dowladnimo, waxaa Shacabka Soomaaliyeed u istaagey  Aqoonyahano Soomaaliyeed kuwaas oo buuxiyey Booskii ay qaban jirtey Dowladii la ridey ee Dhinaca Adeega Bulshada, waxaana ...

Read More »

Jar iska tuurnimada Jubbaland waa laga jeestay!!

Inkastoo dastuurka Soomaaliya ay ku cadahay sida loo sameyn karo dowlad goboleedyada ka hana qaadaya gayiga Soomaaliya ayaa hadana waxaa nasiib darro ah in qaar ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed iyo qeybo ka mid ah hoggaamiyeyaashii dagaalka ay hareer maraan ...

Read More »

Maqnaanshaha kaalinta bulshada ee dhismaha dowladnimada yaaka masuula?

Wxaa la wada ogyahay in soomaaliya ey ku jirtay burbur ku dhacay dhamaan mu,asasaadkii dowladnimo ee wadanka u hana qaaday lagasoo bilaabo 1960 lana kobcinaayay ilaa 1990 hadaba waxaa dalka jirta dowlad aan tabar badneyn laakin waxaa dadbadan is weydiinaayaan ...

Read More »

Dharagii fara badshaa waa fuud xaraarshaa!! (Faallo)

Markii aad maqasho amaba aad aqriso maah maah soo jireen ah ee xiliga la taagan yahay la soo qaatay macnaa ka danbeysa in dib loosoo xasuusto, anna manta in aan maah maahdani soo xasuusta micnaha ka danbeeya waa mid sax ...

Read More »

Hoteeladu Tiro Badanaa oo Magacyo Xumaa!!

Dadka Soomaaliyeed waxay leeyihiin Dhaqan ku saleysan Diinta islaamka oo si weyn ay ugu faanto , hase yeeshee Dhaqankaas Suuban waxaa moodaa in uu meesha ka soo baxayo gaar ahaan Tan iyo Markii ay Dhaceen Dagaaladii  Sokeeye. Hadaba iyadoo taasi ...

Read More »

M. GHEDI: “Wadan hal (1) Madaxweyne ka badan ma yeelan karayaa?!!”

Waxaa jirta mah-maah  aad looga isticmaalo koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Shabellada Dhexe, mah-maahdaas oo oraneysa “Ushii aanan lahayn Ul  lagu jimeeyo amba  wey dheeraataa amba wey gaabataa”, haddii aannu u  soo daadego  dulucda ujeedadeyda. Mareykanka oo ah wadanka adduunka ...

Read More »