Home / Faallo (page 3)

Faallo

TAARIIKHDA CALANKA SOOMAALIYA IYO CALAMADII SOOMAALIDA EE JIRAY BOQOLAAL SANO KA HOR.

Calanka Soomaaliya oo loo yaqaan KULMIYE, waxaa loo aqoonsaday astaan calan qaran 12/10/1954. Sanadkii 1949 jamciyada qurumaha ayaa ogolaatay in talyaanigu xuriyad gaarsiiyo Somalia , waxaa dusha ka eegayay in xuriyada nala gaarsiiyo Masar, Filibiin iyo kolombiya (Egypt, the Philippines ...

Read More »

Amiin Yuusuf Khasaaro Waxa uu Mudan Yahay in la Abaal Mariyo (Faalo Gaaban).

Waxaa wax lagu farxo ah in uu  gebagebo marayo Shirka Maamul u samaynta labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeelladda Dhexe si ay ula jaanqaadan Maamuladda Dhiggooda ah, Shirkaasu waxa uu soo maray maraaxil kala duwan waxaana hareeyey dib u dhacyo ...

Read More »

Hal-Qaran Ereyadii IYO Laxankii Mohamed Yahye

Xisbigeena Hal Qaran Soomaaliduu Haqabtiraa Hubaal Ku Toosiyaa Wadada Hagaagsan Waa Horukacii Dalkeenoo Hawsha Noo Wadee U Hiiliya Dadkiisiyo Dalkeena Haawanaaya Haada Ay Cuneysuu Hilinka U Iftiinshaa Dhalinyarada Habowsan Horweynta Aan Ujeedin Ineey Hantaan Ilowsan Habaqlaha Dugaagee Inagu Soo Huleelay ...

Read More »

Geela carab laga qaaday yaa u tol ah?

Asxaabta faallaysay qormadii ahayd ” Geelii dawladaha khaliijka carbeed waa dhacanyahay ee ma la soo dhicin karaa?” waad wada mahadsantihiin nin gurmad iyo hiil ku baaqay iyo nin hoojin iyo garab ka bax ku dhawaaqayba. Horta arrintu faallo iyo dareensiin ...

Read More »

Gen. Jaamac Maxamed Qaalib iyo muranka Badda Soomaaliya (Warbixin)

Arinta muranka dhinaca Badda ee Soomaaliya iyo Kenya u dhexeeya waxaan ka hayaa labo sheeko oo xiiso leh. Sheekada Koowaad. Gen. Jaamac Maxamed Qaalib oo ka mid ahaa saraakiishii ugu saraysey ee soo mara ciidamada Soomaaliya gaar ahaan Booliiska iyo ...

Read More »

Doorashada dadban ee dalka ka dhaceysa oo weji kale yeelatay (Warbixin)

Tan iyo markii la soo gabagabeeyay shirkii ugu dambeeyay ee ay Muqdisho ku yeesheen madaxda Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka isla markaana magacaabay guddi qaabilsan dooraashooyinka dadban ee ka dhacaya dabayaaqada sanadkaan ayaa waxaa muuqata inay sameeyeen muddo kordhin ...

Read More »

Maxaan Ku arkay Muqdisho Book Fair Maxaanse Ka Bartay

Waqtigu wuxuu ahaa goor subax ah saacadduna ku beegan tahay tobankii subaxnimo  goobtu waxay ahayd Hotel  City Palace waxaa ka socday Carwada  dabshidka magaalada Muqdisho. Waxaa  aad iisoo jiitay oo dareenkeyga kiciyey  farxadda  dhallinyarada  iyo waxa meesha ka socday qoreyaasha ...

Read More »

FAALLO: Xaliimo Yareey Maama Xaal Qaado!

Xaliimo Ismaaciil oo loo yaqan Xaliimo Yareey waxay ka mid tahay Haweenka Soomaaliyeed ee Magaca iyo Maamuuska ku leh guud ahaan Soomaliya gaar ahaan Bartamaha iyo Koofurta, Waxay hormuud u ahayd Haweenka Soomaaliyeed ee Nabadda iyo Horumarka u ololeeya, sidoo ...

Read More »

Erdgan oo wacad ku maray inuu Turkiga iyo caalamka ka tirtirayo Hay’adaha la shaqeeya Gulen ‘Digniinta Afrika’

Madaxweynaha Dowladda Turkiga oo 15-kii bishii hore ee Lulyo ka badbaaday afgembi Milateri kaddib markii shacabka dalkaasi ay isku dhigeen taangiyadii ay wateen ciidamadii inqilaabka kuna khasbay inay is dhiibaan ayaa kordhiyay olole ka dhan ah wadaadka dalkaasi masaafuriska uga ...

Read More »

Danta ay ka eedahay go’aankii Dowladda Soomaaliya ku ceyrisay hay’adaha Turkiga oo la kashifay (Warbixin)

In ka badan 10-Kun qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa saameyn ku yeeshay go’aankii Dowladda Federaalka ku ceyrisay Hay’adda NILE ee Turkiga laga leeyahay, kaddib markii howlihii ay ka waday Muqdisho iyo magaalooyin ku yaala Turkiga ay waayeen mar kaliya ...

Read More »