Home / Faallo (page 4)

Faallo

Cayaaraha Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Sport waxaa loo qabtaa si loo dhiirri geliyo isdhexgalka bulshada. Waxaa shaqo loogu abuuraa cayaartooyda, macallimiinta iyo tababbarayaasha, Madaxda iyo maamulayaasha iyo inta kale ee shaqooyinkooda ama ganacsigoodu uu toos ugu xiran yahay cayaaraha. Waxaa laga soo saaraa lacag. Waxaa ...

Read More »

Maxaan ka baran karnaa afgembigii dhicisoway ee Turkiga?

Afgambigii dhicisoobay ee Turkiga xalay ka dhacay, amar ilaah buu ku dhacay, sidii eebbe u xugmayna waa ku dhamaaday, su’aashuse waxeey tahay innagu hadaanu nahay ummada Soomaaliyeed, maxaanu ka baranay sidii ay bulshaweynta Turkigu uga fal-celiyeen afgembigaas? Ogoobeey Turkiga cadow ...

Read More »

Dhaqamada xunxun ee ku soo kordhay nidaamka dowliga ah ee Soomaaliya wixii ka dambeeyay 1991-2016-da (Soo if baxa qabqableyaal ka daran kuwii shalay)

Dalka Soomaaliya oo soo maray marxalado kala duwan oo isugu jira kala dambeyn la’aan, fowdo, dagaallo sokeeye barakaca dadka rayidka ah, abaaraha iyo aafooyinka dabiiciga ah ayaa waxaa muddo 25-sano ah waxaan weli muuqan dowladnimo sax ah oo dalka ka ...

Read More »

Martino iyo Anzilotti ‘Talyaanigii xukumi jiray Muqdisho’

Gabar ku nool Mogadishu oo reer magaal iska dhigee ayaa laga yaabaa in mid miyiga ka timid ay ugu faanto.Anigu waxaa ku dhashay Isbitaalka Martiini, waxaana deganahay xaafada Ansalooti, laakin adigu baadiyaad ku dhalatay waxaadna degantahay Huriwaay.waxaa laga yaabaa in ...

Read More »

KADIB MARKAAN ARKAY: Qormo dhab ka hadal ah by Abdirahman Dinari

Q.1aad: Waa Qoraal aan rabo inaan uga hadlo Xildhibaanadda nagu matalo Baarlamaanka Soomaaliyeed ee Degaanadeena ku matala. Walaalayaal, Saaxibayaal, Aqayaart dhamaantiin idinka codsanaa inaad Aqrisataan Dhuuxdaan. KADIB MARKAAN ARKAY, In Xildhibaanadeenu ay ku tagri faleen kalsoonidii aan siinay,Islamarkaana ay si ...

Read More »

Fankii Soomaalida Oo La Fool-xumeeyay!!

Waxaa Maalmahaan soo baxay fanaaniin Soomaaliyeed oo iyagoo magac raadis ah soo duubaya muuqaalo dhaqankeena iyo Diinteena suuban wax u dhimaya. Fanaaniintaan xumaanta faafinaya ayaa taageero ka helaya Cabdi Good oo ah Nin Soomaali ah oo ku nool dalka UK ...

Read More »

Waa kuma Guddoomiyaha cusub ee Madaxweyne Gaas u magacaabay gobolka Mudug?!!

Col. C/qaadir oo runtii ah shaqsi aan si fiican u aqaano, waa haldoor gobal loo magacaabay waqtigii ugu haboonaa, waxaan oran karaa balan qaadkii, madaxweynaha puntland mudane abdiwali gaas ee halku dhiggiisu ahaa, “shaqo kasta qof ku haboon/right person to ...

Read More »

AF QALAAD AQOONTA MIYAA?!! (Qormo xiiso leh)

Kalsoonidu waa shay cajiib ah. Adduunkan waxyaalaha ugu horeeya ee horumar lagu gaaro waa in uu qofku had iyo jeer uu isku kalsoon yahay. Kalsooni darada annaga ina heysataa waa qofkii la wareysto ama shirweynre ka hadlayaa in uumuujiyo in ...

Read More »