Home / Faallo (page 5)

Faallo

Yuusuf Garaad: waaga ma warramaa!‏

Ma jeclayn inaan ku soo laabto wax ka qoridda mudanaha sare ku xusan, haddana, marka ay lagama maarmaan noqonto iyo kuma hurto, dibba waligeey uma degin iska daa inaan u gurtee. Waxaan ku dedaalidoonaa inana qodobraaco qoraalkiisa, oo aan bannaanka ...

Read More »

Maamul u sameynta gobolada dhexe ma ka badbaadi doonaa fashilka iyo qodxaha faraha badan ee horyaala?!!

Shirka maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud ee ka furmay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa soo wajahaya fashil iyo turuntuurooyin fara badan oo keentay inay mugdi gasho rajadii laga filayay ee ahayd inuu najaxo maamul ka hirgala gobolada dhexe ee ...

Read More »

Dhaqan Mise Dhaqan Dooris !!

Soomaalidu waxay leedahay dhaqan iyo Hido ay ku faanto, taasna macnaheedu ma ahan in Dhaqanka Soomaalidu gebi ahaantiisba wada sax yahay, Tusaale Gabadha Soomaaliyeed ee aan la guursan waxaa caado u ahayd iney Timaha Tidcato oo ay qaawiso tan iyo ...

Read More »

Hiigsiga 2016-ka hagar daamooyinka ha laga hor leexiyo (Dhambaal furan oo ku socda Madaxweyne Xasan & Ra’iisal Wasaare Sharma’arke)

Waxaa jira yadadiilo xoog badan iyo rajo xambaarsan mustaqbal ifaya oo shacabka Soomaaliyeed kaga gudbayaan hanaankii mugdiga iyo dib u dhaca ku dhisnaa ee sababta u noqday in qaranku dhinaca wanaagsan u dhaqaaqi waayo. Hiigsiga cusub ee 2016-ka waa fursad ...

Read More »

Saddex Madaxweyne oo laga Filayo Gobolada Dhexe (Warbixin)

Xaaladda Gobolada Dhexe waxay Taagan tahay “Ku Qabso oo ku wada Qada” Bulshada Soomaaliyeed qaar waxay is lahaayeen Dadka ka soo jeeda Mudug iyo Galgaduud way ka duwanaan doonaan wixii ka dhacay Kismaayo iyo Baydhabo, oo Gobolada Dhexe waxaa ka ...

Read More »

Dowlada Soomaaliya oo la xusuusiyay waajibaad Muhiim ah.

12/3/2015 waxaa qoraal ka soo baxay xarunta illaalinta Xuquuqda aadanaha caalamiga ee loo yaqaano (AMNESTY INTERNATIONAL) taasoo lagu sheegay inaanan Dalka Soomaliya lagu dhowrin dadka Naafada xuquudoodda, islamrkaana aynan helin texgalin. Qoraalkan ay soo saartay Amnesty ayaa ahaa mid u ...

Read More »

Halkee ku Dambeysey Dacwadii Burburkii Warshadii Rajo Construction and Transportation?!! (Akhri Dokumentiga)

Warsaxaafadeed 19/3/2015 Waxaa Shirkadda Rajo Construction and Transportation Dhidibada loo taagey Bishii Abriil 10-keedii 2013, waxaana Munaasabadii lagu furayey oo ka dhacdey Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho ka qayb galey Qaybaha kala duwan ee Bulshada, Xildhibaano, iyo Masuuliyiin ka tirsan ...

Read More »

DhibaatadaTahriibka iyo Dhalinta Maanta

Dagaaladii sokeeye ee ka dhacay guud ahaan gayiga Soomaaliyada ayaa waxaa mar uun soo baxay erey micnihiisa lagu macneyay Tahriib kaasi oo in badan oo bulshada ka mid ah ay igu aaad ula yaabeen , Tahriib marka aan micno ahaan ...

Read More »

Yaa soo diray Kooxaha dacaayadeynaya C/raxmaan Tuuryare ?!!

Ma aha wax ku cusub dhegaha shacabka Soomaaliyeed inay soo baxaan kooxo kahorjeeda horumarka iyo waxqabadka muuqda ee uu lasoo baxay taliyaha nabad sugidda qaranka Soomaaliyeed C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo lagu xusuusto waxqabadkiisii ay ku diirsadeen dadka iyo dalka xilligii ...

Read More »