Home / Islam

Islam

Munaasabad lagu xusayay dhalashada nabigeenna Muxamad NNKH oo lagu qabtay Magaalada Tromsø + Sawirro.

Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayay dhalashada nabigeenna muxamad N.N.K.H ayaa caawa lagu qabtay masjidka Al.Raxma ee magaakada Tromsø ee Woqooyiga Norway. Munaasabaddan oo ay soo qabanqaabiyeen culumaa,udiinka ku nool magaalada Tromsø ayaa waxaa si wayn ...

Read More »

Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo mahad celin iyo baaq u diray jaaliyadaha Soomaalida dibadda

Sheekhh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo ahaa gacan yarihii Caalimkii weynaa ee Sheekh Cabdi Celi ayaa mahad celin u jeediyay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa. Waxa uu sheegay Sheekh C/qaadir inuu socdo isla markaana la guda galay dayactirka ...

Read More »

ADNA AADAN: “ Koonfurta Soomaaliya ma ahan dad jira oo Nabad Raba, Waxaan leeyahay Beesha Caalamka yaysan lugaha Noo qaban”

Haweeneydaan oo lagu magacaabo Adna Aadan Ismaaciil oo dhawaantaan ka hadashay kulan ka dhacay magaalada Brussels ee dalka Beljimka oo ay beesha caalamka kaga codsaneyso in lagu aqoonsado Soomaaliland ayaa waxay ku dheeraatay in Soomaaliland ay tahay meel nabad ah ...

Read More »

Qisadii Ummu Macbad Iyo Rasuulka (Salalahu Calyhi Wasalam)‏

In qof ban’iaadmi ah la badalo fikirkiisa, dhaqankiisu ma fudduda. Waxa hadaba muhiim ah in la is waydiiyo sida uu Nabi Maxamed (Salalahu Calyhi Wasalam) uu mudo 23 sano ah ugu guulaysatay in uu isbadal wayn ku sameeyo fikirkii iyo ...

Read More »

Dab xoogan oo ka kacay Masjid ay Soomaalida Sweden ku tukadaan + Sawirro

Waxaa weli gubanaya masjid weyn oo ku yaala magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden, iyadoo goobtaasina ay ku sii qulqulayaan gawaarida dab damiska iyo dadweyne fara badan kuwaasi oo la tacaalaya sidii ay u damin lahaayeen dabkaasi. Saraakiil ka tirsan degmada ...

Read More »

Sheekh Maxamed Idiris: “Qodobo muhiim ah ayaa ka soo baxay shirka Turkiga ee xagjirnimada looga hadlay”

Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed kana qeyb galay shir looga hadlayay xagjirnimada laguna soo gabagabeeyay magaalada Ankara ee wadanka Turkiga, ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobada looga hadlay iyo go’aanadii ka soo baxay. Waxa uu sheegay Sheekh ...

Read More »

Siyaarada caalimkii weynaa ee Sheekh C/raxmaan Celi oo ka dhacday degmada Warsheekh + Sawirro

Degmada Warsheekh oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe waxaa lagu soo gabagabeeyay siyaaradii Sheekh C/raxmaan Celi oo ahaa Sheekh dalka iyo caalamka oo dhan si weyn looga yaqaanay, waxaana siyaaradaasi ka soo qeyb galay madax ka tirsan maamulka gobolka Sh/dhexe, culumaa’udiin, ...

Read More »

Qabanqaabada siyaaradii Sheekh Cali Cabdulle oo Muqdisho ka bilaabatay

Mowlaca Sheekh Cali Cabduule ee ku yaala degmada Kaaraan waxaa ka socda qabanqaabada siyaaradii Sheekh Cali Cabdulle, iyadoo culumaa’udiin, mashaa’iq iyo dadweyne fara badan ay ku sii qulqulayaan xarunta mowlacaasi. Boqolaal dadweyne oo wata gaadiid kala duwan iyo waliba xoolo ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka jirta Gobolka Hiiraan

Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa waxaa baaq loogu jeediyay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaanka Deefow ee duleedka Beledweyne. Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa labada dhinac ugu baaqay inay xabad joojin gaaraan, ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho + Sawirro

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii arxan darada ahaa ee habeenadii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu halaagay dhalinyaro Soomaaliyeed. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in ...

Read More »