Home / Islam (page 2)

Islam

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo soo dhoweeyay gobolada cusub ee ciidamada Dowladda la wareegeen

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa bayaan ka soo saaray howlgallada Bad Weynta ee lagu qabsaday degmooyin ka tirsan gobolka Sh/dhexe, wuxuuna Goluhu ka hadlay ahmiyadda ay shacabka Soomaaliyeed u leedahay in degaanadaasi laga xoreeyo maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo soo dhoweeyay dhalinyarada ka soo goosaneysa Al-Shabaab

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay dhalinyarada ka soo goosaneysa Al-Shabaab ee isku soo dhiibeysa dowladda Soomaaliyeed. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in wanaagsan tahay in dhalinyarada la qalday ee u dagaalanta ...

Read More »

Kulan looga hadlayay sida Al-Shabaab uga faa’ideysan karto cafiska dowladda u fidisay oo ka dhacay Muqdisho + Sawirro

Kulan looga hadlayay sida Al-Shabaab uga faa’ideysan karto cafiska dowladda Soomaaliya u fidisay ee mudada 45-ta cisho ah ayaa maanta waxaa Muqdisho ku yeeshay Culumaa’udiin ka tirsan Ahlusuna Wal-jameeca, kuwaasoo soo dhoweeyay baaqa dowladda ee cafiska dhalinyarada ka bar bar ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo ugu baaqay dhalinyarada Al-Shabaab inay ka faa’ideystaan cafiska dowladda

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa ugu baaqay dhalinyarada la qalday ee u dagaalameysa Al-Shabaab inay ka faa’ideystaan mudada 45-ka cisho ee cafiska dowladda federaalka Soomaaliya. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in waqtigii al-Shabaab ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay howl galada lagu ciribtirayo Al-Shabaab

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay howl galada lagu ciribtirayo Al-Shabaab ee ay ku dhawaaqday dowladda Soomaaliyeed, iyagoo ugu baaqay shacabka inay ka qeyb qaadaan sidii dalka inta ka hartay looga saari lahaa haraadiga Al-Shabaab. Bayaan ka soo ...

Read More »

Degmada Xamar Weyne oo maanta laga furay madarasad dugsi H/Dhexe ah + Sawirro

Munaasabad si heer sara ah loo soo Agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen Calumaa’udiin, Aqoonyahaano, waalidiinta Caruurta Madarasada, iyo Shacab weyna aad u fara badan ee degmada Xamar weyne ayaa waxaa lagu Qabtay Xaruunta Madarasada Yuusuf Ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay xukunadii dilka ahaa ee ay fulisay Maxkamada CQS

Bayaan ka soo baxay maanta oo Jimco ah Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa lagu soo dhoweeyay xukunadii dilka ahaa ee ay maxkamada ku fulisay dad dilal horay u geystay. Bayaanka ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay dil loo geystay Haweeney 50-jir ah

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa si kulul u cambaareeyay dil loogu geystay gobolka Jubada Hoose Haweeney 50-jir ah oo loo dilay qaadashada xijaabka, waxaana ay ku eedeeyeen al-shabaab inay dadka ay nacsiinayaan diinta islaamka. Bayaan ka soo baxay Golaha sare ...

Read More »

Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo soo dhoweeyay xukunkii lagu fuliyay gacan ku dhiiglayaashii dilay Nafisa

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa taageeray isla markaana soo dhoweeyay xukunkii ay ku fulisay Maxkamadda ciidamada qalabka sida gacan ku dhiiglayaashii dilay Nafisa iyo xukunka 15-ka sano ah ee ay ku riday haweeneydii gacanta siin jirtay labada ...

Read More »

Culumaa’udiinka Ahlusuna oo kulan ay Muqdisho ku yeesheen ku cambaareeyay falalka Al-Shabaab ay geysanayaan Bisha Ramadaan

Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo maanta kulan ballaaran ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay falalka Al-Shabaab ay geysanayaan bisha Ramadaan, iyagoo sheegay in bishan ay tahay bil xurmad leh oo aan banaaneyn in la daadiyo dhiiga qof Muslim ah. Kulankan oo ...

Read More »