Home / Islam (page 3)

Islam

Nin tooreey la dhacay afar ruux oo ku tukanayay masjid ku yaala magaalada Hargeysa

Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee gobolka W/galbeed ayaa sheegay in nin ku hubeysan toorey uu ku dhaawacay afar ruux. Lama sheegin sababta ninkani Tooray ula dhacay dadkaasi tukanayey, isla markaana illaa hadda ciidanka amnigu kama hadal, hase ahaatee ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Madaxtooyada

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa cambaareeyay weerarkii habeenkii talaadada lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada, iyagoo ku amaanay ciidamada ammaanka sida ay uga hortageen una fashiliyeen weerarkaas. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in weerarkaas oo ...

Read More »

Golaha sare culumaa’duiinka Ahlusuna oo cambaareeyay dilkii Xildhibaanka Baarlamaanka

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii Xildhibaanka ka tirsanaa Baarlamaanka ee shalay lagu dilay magaalada Muqdisho, iyagoo ku tilmaamay mid waxashnimo. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa waxaa tacsi loogu diray eheladii ...

Read More »

Golaha sare ee Culumada Ahlu Sunna oo cambaareeyay weerarkii Lamu, farriin culusna u diray Soomaalida Kenya degan

Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa bayaan ka soo saaray weerarkii degaanka xeebta Kenya ee Lamu, kaasi oo ay ku geeriyoodeen dad rayid ah oo tiradoodu gaareyso 60-qof iyo dhaawacyo intaasi ka badan. Bayaanka ka soo baxay Golaha ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay xukunkii dilka ee lagu riday ragii dilay gabadhii Ardayada aheyd

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay xukunkii dilka ahaa ee ay riday maxkamada ciidamada qalabka, gaar ahaa raggii ka dambeeyay dilkii gabadhii jaamiciyada aheyd ee Nafiso Cismaan Salaad. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa ...

Read More »

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo cambaareeyay weerarkii Baarlamaanka

Bayaan ka soo baxay Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa cambaareeyay weerarkii ururka Al-Shabaab uu ku qaaday xarunta Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, bayaankaasi oo uu ku saxiixnaa Sheekh Axmed Maxamed Xuseen oo ka mid ah Golahaasi. Golaha Sare ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay Baydhabo

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii is qarxinta ee loo adeegsaday gaariga waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ka dhacay magaalada Baydhabo. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in qaraxaas ay ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay Midnimo la yimaadaan

Bayaan ka soo baxay Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa looga hadlay Midnimada waxay tahay, iyadoo shacabka Soomaaliyeed loogu baaqay inay is cafiyaan, lana yimaadaan midnimo waarta. Goluhu ayaa sheegay in midnimada ay tahay muqadas, waxaana shacabka soomaaliyeed loogu ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay gar gaarka Xukuumada gaarsiineyso degmooyinka la xoreeyay

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa soo dhoweeyay baaqii Xukuumada ee ahaa in gar gaar deg deg ah la gaarsiiyo degmooyinkii laga xoreeyay Al-Shabaab ee gobolada dalka. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna ayaa lagu sheegay in deegaanada qaar ...

Read More »

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo taageeray ciidamada Dowladda AMISOM ay kula wareegeen Ceelbuur

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa bayaan uu soo saaray waxa uu uga hadlay xaaladda dalka uu maarayo maanta, gaar ahaan dagaalka ciidamada Dowladda oo kaashanaya AMISOM ay ka wadaan gobolada dalka. Waxaa lagu sheegay bayaanka Golaha Sare ...

Read More »