Home / Islam (page 4)

Islam

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo taageeray howlgalada ciidamada Dowladda iyo AMISOM ee gobolada dalka uga saarayaan Al-Shabaab

Bayaan ka soo baxay Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca salaada Jimcaha kaddib ayaa looga hadlay xaaladda wadanka, gaar ahaan howlgalada ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan gobolada dalka. Sheekh Cabdi Xuseen C/llaahi oo ku ...

Read More »

Muxuu ururka Shirweynaha Islamka ka yiri weerarkii Madaxtooyadda Soomaaliya?!!

War saxaafadeed ujeedkiisu yahay cambaareynta weerarkii maalintii Jimcaha ay Al-Shabab ku qaadeen xarunta madaxtooyadda Soomaaliya oo kasoo baxay ururka Shirweynaha Islamka ayaa waxaa lagu sheegay in ciddii geysatay weerarkaasi aysan mudneyn in la cafiyo. War saxaafadeedkaan waxaa lagu sheegay inay ...

Read More »

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo cambaareeyay Qaraxii lagu laayay dadka rayidka ah

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa waxay cambaareeyeen qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Bayaan ka soo baxay Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna wal-jameeca waxaa lagu cambaareeyay weerarkaas waxashnimo ee lagu laayay, dadkii rayidka ...

Read More »

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo soo dhoweeyay Howlgalada lagu adkeynayo amniga Muqdisho

Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa soo dhoweeyay howlgalada ciidamada Dowladda ay ka bilaabeen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho isla markaana lagu adkeynayo amniga magaalada. Bayaan ka soo baxay Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo uu ku ...

Read More »

Siyaaradii Sheekh Uweys Al-Qaadiri oo lagu Qabtay Magaalada Muqdisho iyo Madaxa Dariiqada Qaadiriyada oo Ummadda Soomaaliyeed u duceeyay. + Sawirro

Siyaarada Sheekh Uweys Bin Axmed oo Umada Soomaaliyeed u taqaan (Sheekh Uweys Maxamed Al-Qaadiri) ayaa waxa lagu qabtay magaalada muqdisho ee Gobolka Banaadir iyadoo banaanbaxyo lagu weyneenayo siyaarada ka  dhacday Magaalada  Muqdisho. Banaanbaxa SIyaarada oo ay ka soo qeyb galeen ...

Read More »

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay ballaarinta howl galka Amisom

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay ballaarinta howl galka Amisom ee Soomaaliya iyo ku biiritaankii Ciidamada Itoobiya ee lagu biiriyay howl galka midowga Afrika ee Amisom. Bayaan ka soo baxay maanta oo jimco ah Golaha sare Culumaa’udiika Ahlusuna ...

Read More »

Golaha Sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo soo dhoweeyay magacaabista Golaha Wasiirada kuna baaqay Baarlamaanka inuu ansixiyo

Golaha sare ee culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa soo saaray bayaan ku saabsan magacaabista Golaha Wasiirada cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed, waxayna caddeeyeen in Dowladda cusub looga baahan yahay waxqabad. “Waan soo dhoweyneynaa magacaabista Golaha ...

Read More »

Munaasabado lagu maamuusayo mowliidka Nabiga CSW oo ka dhacaya Muqdisho iyo Gobolada Dalka

Xaflado  si weyn loo soo agaasimay oo lagu maamuusayo Mowliidka Nabiga CSW ayaa ka soconaaya  Masjidada magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka Soomaaliya. Mashaa’iq caan ku ah faafinta Islaamka, Culumaa’udiin fara badan, ayaa xafladahaasi ka qeybgalaya, iyadoo  Shuyuuqdii ka hadashay ay ...

Read More »

Afhayeenka Golaha sare ee Ahlu Sunna oo si kulul u cambaareeyay mamnuucistii Al-Shabaab ee Internet-ka

Shiikh cabdulqaadir Shiikh maxamed Shiikh Soomoow oo ah Af-Hayeenka Golha sare ee Culumaa-udiinka ahlusumah waljaamaca ayaa manta ka hadlay Go’aankii dhawaan ka soo baxay Kooxda al shabaab ee ku aadanaa mamnuucidii ay Bulshadda Soomaliyeed ka mamnuuceen in ay adeegsadan aaladda ...

Read More »

Culimada Puntland Oo Ku Baaqay In La Ilaaliyo Danaha Umadda “Sawirro”

Culimaa’udiinka Puntland ayaa xalay magaalada Garoowe kusoo gabagabeeyey Kulan Diimeed muddo shan habeen ah ka socday Masjid lagu magacaabo Xaaji Cali oo kamida masaajidda magaalada Garoowe ku yaalla. Kulan diimeedkaas oo ciwaan looga dhigay (Ilaalinta danaha Umadda) ayaa muddadii uu ...

Read More »