Home / Islam (page 7)

Islam

Saraakiil ka tirsan ururka Al-Shabaab oo fatwo ka soo saaray weerarkii loo geystay mid ka mid ah ajaanibta ka barbar dagaalanta ( Akhri fatwada)

Bogga Internetka ee lagu magacaabo Al-jihad ayaa maanta lagu shaaciyay war qoraal ah oo ka soo baxay saraakiil sarsare oo ka tirsan xarakada Al-Shabaab, saraakiishaas oo kala ah: Sheekh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ku ...

Read More »

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo soo dhoweeyay guulaha siyaasadeed ee ay soo hoysay dowladda Soomaaliya

Golaha sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo dhoweeyay horumarada iyo guulaha siyaasadeed ee ay gaartay dowladda Soomaaliya, iyagoo ku tilmaamay is bedelada xilligan dalka ka jira mid suura gelinaya in Soomaaliya ay dib cagaheeda ugu istaagto. Bayaan maanta oo jimco ...

Read More »