Home / Social Media

Social Media

RADIO REER HEBEL: Barnaamij gaar ah, digniinta Qurbajoogta & xubintii Facebook

Halkani waa Radio reer hebel oo aad kala socon kartaan hadba meesha aad adduunyada ka joogtaan, farsamada waxaa inaga hagaya farsamayaqaan Daacad kabiir iyo anigoo Weriye Firdhiye ah, ku soo dhowaada war wixii dalka daahafaha caalamka naga soo gaaray oo ...

Read More »

Wasiir Maareeye: “Xarunta CID-da ayaan dacwad ka geeyay Boqorka beesheyda”

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay arrin ugub ku ah hannaanka doorashooyinka dadban ee ka socda dalka, kaddib markii uu si cad u sheegay inuu sharciga la tiigsanayo Boqorka beesha uu ka soo jeedo ...

Read More »

Sooyaalkii Axmad Xaayoow 1958-2016 (Gabayadii Siinleyda)

Axmad Mocoow Xaayoow “Dulmidiid” Eebbe ha unaxariistee wuxuu ku dhashay degmada Waaberi, ee magaalada Muqdisho, gobolka Banaadir, bishii March 12/1958. Dugsiga hoose wuxuu uga soo baxay Xamar Jajab, Dugsiga dhexana Raage Ugaas, sanad dugsiyeedki 1979/80 ayuu dugsiga uga baxay Macallin ...

Read More »

Qalab Isboorti oo lagu Wareejiyey Kooxo ka Dhisan Deegaanka CAMAARA

Cayaaraha waxay ka mid yihiin kuwa Bulshada ku dhex abuura isdhexgal, waxayna si gaar ah faraxad iyo reyn reyn geliyaan Dhalinyada sidaa darteed deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug waxaa ka dhiso Koox Isboorti waxaana mar waliba ka dhaca Tartamo Isboorti ...

Read More »

Mashruuc lagu Daahfuraayay sida loo Maalgelin karo Ganacsiga Soomaaliyeed oo maanta lagu Qabtay Muqdisho + Sawirro

Mashruucaan oo ay daahfurkiisa ka Qeeyb galeen Wasiirka Ganacsiga Dawladda Soomaliya Eng C/Rashiid Maxamed Axmed, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Hawlaga guud & Guryeeynta Marwo Nadiifo Maxamed Cusmaan, Nadiifo Daahir Cusmaan oo ka socotay Rugta gacasiga dalka, Xubno ka socday Qeybaha ...

Read More »

Cismaan Ibraahim: “U dulqaadanmeyno cadaalad darrada iyo sed bursiga soo jireenka ah ee Suldaanka beesha Jiido”

Kulankaan oo ay isgu yimaadeen Xubnahaasi ayaa waxaa ka Hadley Nabadoon Cismaan Ibraahim  Xaaji Cabdow, waxaa uu sheegey in ay Cabasho weyn ay ka qabaan qaabka uu  wax u wado Suldaanka Beesha Warsame Ibraahim Caliyow oo ku aadan Xulista aqalka ...

Read More »

Tababare Giftin oo si rasmi ah uga fariistay Isboortiga + Sawirro

Tababare maxamed Xaaji Giftin waxa uu ka mid yahay tababarayaasha ugu taarikhda dheer oo ay ummadda Soomaaliyeed ku faanto waxaana uu dhalinyaranimadiisa ka mid ahaa kooxaha Kubadda Cagta ee Masar laga qadariyo isagoo ka mid ahaa weraaryahanada Kooxda Kubadda Cagta ...

Read More »

Soomaaliya oo guul ka soo hoysay tartanka caalamiga ah ee ka socda dalka Azerbaijan

Xulka Ciyaartoyda ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga ayaa guul taariikhi ah waxa uu ka soo hooyay tartanka 42-aad ee Chess-ka caalamiga ah oo ka socda magaalada Baku ee wadanka Azerbaijan, kaddib markii ay ka badiyeen ciyaatoy ka socotay ilaa ...

Read More »

IGAD oo hadal lama filaan ah ka sheegtay shirka Jowhar (Dhageyso)

Waxaa maanta dib u dhac ku yimid shirkii maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ee la filayay inuu maanta ka furmo magaalada Jowhar, inkasta oo ay jiraan diyaar garow xoogan oo loogu jiro sidii dib loogu furi lahaa. ...

Read More »

Wafdi iyo ciyaartoy ka socota Xiriirka Shataranjiga Somaaliya oo Muqdisho ka ambabaxay

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde International Air Port waxaa maanta ka ambabaxay wafdi iyo ciyaartoy ka tirsan Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya, waxaana wafdiga oo ku sii jeeda magaalada Baku ee dalka Azerbaijan ay ka qeyb gelayaan tartan caalamiga ah ...

Read More »