Home / Social Media (page 10)

Social Media

Tartanka Heesaha Hirgalay waxuu qeyb ka yahay Horumarka Fanka Soomaaliyeed + Sawirro

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa xalay ka qeybgalay Tartanka Heesaha Hirgalay oo ay ku tartamayeen afar dhalinyaro ah oo tijaabinayey inay ka mid noqon karaan Fannaaniinta Soomaliya. Wasiirka Warfaafinta ayaa yiri “Tartanka Heesaha Hirgalay waxuu qeyb ka ...

Read More »

Laacib Soomaaliyeed oo ku biiray kooxda Chelesea

Laacib da’ yar oo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mukhtaar Cali ayaa qandaraaskiisii 1-aad isagoo xirfadle kubadeed ah qalinka kula aasay kooxda Chelsea FC ee dalka Ingiriiska. Wiilkan oo 17 jir ah ayaa boggiisa Twitter-ka soo dhigay muuqaal muujinaya isaga oo ...

Read More »

Hordhaca kulanka xiisaha badan ee Liverpool iyo Real Madrid, CR7 oo doonaya gool Anfield uu ku dhaliyo‏

Caawa waxa isku dhagan laba naadi oo magac iyo taariikh weyn ku leh Champions League waxayna ku kulmi doona garoonka Anfield Road waana marka ay Liverpool soo dhaweyso kooxda Real Madrid oo ah difaacdayaasha tartankaan. Liverpool vs Real Madrid Garoonka ...

Read More »

Tartanka El Clasico oo markii ugu horeysay laga daawanayo Caalamka

Waan ka xumahay inaadan daawan ciyaarta Adduunyada loogu jecelyahay ee El Clasico kaas oo dhexmara kooxaha Real Madrid iyo Barcelona. Suuragal waxaa ah Barcelona ineysan lugta labaad ee El Clasico ciyaarin maxaa yeelay waxaa codeyn loo qaadayaa dhawaan iney ka ...

Read More »

Andrea Pirlo oo looga yeeray xulka Talyaaniga (Waa maxay sababta?)

Andrea Pirlo ayaa markale dib looga wacay xulka Italy ee ciyaaraya Isreeb reebka loogu soo baxayo koobka Adduunka ee sanadka 2016 ee wajahaya Azerbaijan iyo Malta kadib markii uu dhaawac soo gaaray Giacomo Bonaventura. Giacomo Bonaventura oo kamid ahaan lahaa ...

Read More »

Mourinho vs Wanger Maxaa kala heysta Lugta 7 ee Horyaalka Ingiriiska 2014-2015?!!

Waxaa usbuucaan hadii Alle idmo ka qabsoomi doona Qaar ka mida Garoomada Kala duwan ee Magaalooyinka Dalka Ingiriiska Kulamada Lugta 7 ee Wareega 1aad ee Horyaalka ingiriiska 2014-2015 waxaana kulanka Fiirada gaarka ah loo ,leeyahay uu u dhaxeeyaaa Kooxaha ka ...

Read More »

Ciyaarihii ugu xiisaha badnaa ee horyaalka Champions League oo la ciyaarayo o xiiso badan oo dhacaya caawa iyo habeen dambe

Waxaa caawa vs habeen danbe la Ciayarayaa Hadii Ale idmo Lugta 2 ee Champions Liguae 2014-2015 waxana kulmada dhici doona ka dhe xmuuqda kuwa adag oo si gaara loo sugayo. Kulamada Caawa iyo Habeen danbe ugu door roon Champions Liguae ...

Read More »

Maxaad ka taqaan gool dhaliyeyaasha horyaalka Premier League?!!

Laacibka Wayne Rooney ayaa ka sara maray Thierry Henry waxaana uu noqday ciyaaryahanka seddexaad ee ugu goolasha badan Premier league. Goolkii uu West Ham ka dhaliyay ayaa ahaa kiisii 176 aad ee Premier league. Alan Shearer ayaa ka horeeya oo ...

Read More »

Aasaasihii Olympic-ada Soomaaliya oo Dowladda Federaalka kula taliyay inay Sportiga u adeedsadaan soo celinta nabadda + Sawiro

Aas aasihii guddiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS Mr. Ali Omar Sheegow ayaa ugu baaqay Dowladda federaalka Soomaaliya iney Sportiga u adeegsadaan soo celinta nabadda dalka Soomaaliya,isagoo u sheegay in kaalin muhiim ah ka qaadan karo arintaasi. Mr. Sheegow ayaa hadalkan ...

Read More »

Kooxaha Arsenal iyo Tottenham oo caawa isku arkaya ciyaar xiiso badan

Arsenal ayaa gurigeeda ku sugeysa caawa fiidkii kooxda ay sida weyn u xafiiltamaan ee ka dhisan waqooyiga Magaalada London Tottenham Hotspur kuwaas oo raadinaya guushii ugu horeysay tan iyo November 2010. Spurs ayaa u ciil qabta ineey guul ku gaarto ...

Read More »